LUUKOS 10

Toddobaatankii Xerta Ahaa Shuqulladoodii 1 Waxaa dabadeed Rabbigu wuxuu soo bixiyey toddobaatan kale, oo laba laba ayuu hortiisa u diray ilaa magaalo walba iyo meel walba oo uu tegi lahaa….

LUUKOS 11

Tukashaduu Ciise Xertiisa Baray 1 Meel buu ku tukanayay, oo goortuu dhammeeyey, mid xertiisa ka mid ah ayaa ku yidhi, Sayidow, na bar si loo tukado, sida Yooxanaa xertiisa u…

LUUKOS 12

Ciise wuxuu xertiisii uga digay labawejiilenimada 1 Markii dadkii badnaa oo tirola’aanta ahaa isa soo tubeen, ilaa ay qaarba qaar ku joogjoogsadeen, wuxuu bilaabay inuu kolkii hore xertiisa ku yidhaahdo,…

LUUKOS 13

Toobadkeen Baa Lagu Waaniyey 1 Wakhtigaas qudhiisa waxaa joogay qaar wax uga sheegay dadka reer Galili oo Bilaatos dhiiggooda ku daray allabarigooda. 2 Kolkaasaa Ciise u jawaabay oo wuxuu ku…

LUUKOS 14

Ninkii Uurweynaadka Qabay Ayaa Sabti La Bogsiiyey 1 Maalin sabti ah markuu galay mid ka mid ah kuwa Farrisiinta u sarreeya gurigiisa inuu kibis cuno, waxaa dhacay inay fiirinayeen. 2…

LUUKOS 15

Laxdii Hallowday 1 Waxaa Ciise u soo dhowaanayay cashuurqaadayaasha iyo dembilayaasha oo dhan inay maqlaan. 2 Kolkaasay Farrisiintii iyo culimmadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la…

LUUKOS 16

Wakiilkii Aan Aamminka Ahayn 1 Haddana wuxuu xertii ku yidhi, Waxaa jiri jiray nin hodan ah oo wakiil lahaa, kan loogu ashtakeeyey inuu alaabtiisa khasaarinayay. 2 Markaasuu u yeedhay oo…

LUUKOS 17

Waxoogaa Hadalkii Ciise Ah 1 Wuxuu xertiisii ku yidhi, Ma suurtowdo inaan xumaantu iman, laakiin waa u hoog kan ay xumaantu ka timaado. 2 In qof yaryarkan midkood xumeeyo, waxaa…

LUUKOS 18

Masaalka Ku Saabsan Carmalka Iyo Xaakinka 1 Si Ciise u tuso inay waajib ku tahay iyaga inay mar walba tukadaan oo aanay ka qalbi jabin, wuxuu iyaga kula hadlay masaal…

LUUKOS 20

Ciise Amarkiisii Waa La Weyddiiyey 1 Maalmahaa middood intuu Ciise dadka macbudkii wax ku barayay oo injiilka kaga dhex wacdiyeyey, waxaa dhacay in wadaaddada sare iyo culimmada ula yimaadeen waayeellada…