TAARIIKHDII KOWAAD 1

Taariikhdii Aadan Ilaa Ibraahim Ilaa Wiilashii Nuux 1 Aadan, Seed, Enoos, 2 Qiinaan, Mahalaleel, Yaared, 3 Enoog, Metushelax, Lameg, 4 Nuux, Sheem, Xaam, iyo. Farcankii Yaafed 5 Wiilashii Yaafed waxay…

TAARIIKHDII KOWAAD 2

Wiilashii Israa’iil 1 Kuwanu waa Israa’iil wiilashiisii, oo waxay ahaayeen Ruubeen, iyo Simecoon, iyo Laawi, iyo Yahuudah, iyo Isaakaar, iyo Sebulun, 2 iyo Daan, iyo Yuusuf, iyo Benyaamiin, iyo Naftaali,…

TAARIIKHDII KOWAAD 3

Wiilashii Daa’uud 1 Haddaba kuwanu waxay ahaayeen wiilashii Daa’uud, oo isaga ugu dhashay Xebroon, oo curadkiisu wuxuu ahaa Amnoon, oo ay dhashay Axiinocam tii reer Yesreceel, oo kii labaadna wuxuu…

BILOWGII 1

Bilowgii 1 Bilowgii Ilaah samada iyo dhulkuu abuuray. 2 Dhulkuna qaab ma lahayn, wuuna madhnaa; gudcurna moolkuu dul joogay; oo Ruuxa Ilaahna wuxuu ka dul dhaqdhaqaaqayay biyaha. 3 Ilaahna wuxuu…

BILOWGII 2

1 Samada iyo dhulkuna way dhammaadeen, iyo waxa badan ee ku jira oo dhammuba. 2 Maalintii toddobaadna Ilaah wuu dhammeeyey shuqulkiisii uu sameeyey; oo maalintii toddobaad ayuu ka nastay shuqulkiisii…

BILOWGII 3

Aadan Iyo Xaawa Oo Dembaabay 1 Haddaba abeesadu way ugu khiyaano badnayd bahal kasta ee duurka jooga oo Rabbiga Ilaah ahu sameeyey. Oo waxay naagtii ku tidhi, Ilaah miyuu idinku…

BILOWGII 4

Qaabiil Iyo Haabiil 1 Ninkiina naagtiisii Xaawa ahayd buu u tegey; wayna uuraysatay, oo Qaabiil bay dhashay, oo waxay tidhi, Wiil baan ku helay Rabbiga caawimaaddiisa. 2 Dabadeedna waxay dhashay…

BILOWGII 5

Qarniyadii Aadan Ilaa Nuux 1 Kanu waa buuggii farcankii Aadan. Maalintii Ilaah ninkii abuuray, ekaanta Ilaah buu ka sameeyey isagii; 2 wuxuu abuuray iyagoo lab iyo dhaddig ah; wuuna barakeeyey…

BILOWGII 6

Daadkii 1 Waxayna noqotay, markii ay bilaabatay in dadku ku bataan dhulka oo ay gabdho u dhashaan, 2 in wiilashii Ilaah arkeen gabdhihii dadku inay wanaagsan yihiin, oo ay guursadeen…

BILOWGII 7

1 Oo Rabbigu wuxuu Nuux ku yidhi, Adiga iyo dadka gurigaaguba soo gala doonnida; waayo, waxaan arkay adigoo qarnigan xaq ku ah hortayda. 2 Xoolaha daahirka ah toddoba iyo toddoba…