MARKOS 16
Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay 1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u…
Ciise Waa Ka Soo Sara Kacay Kuwii Dhintay 1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u…
Bilaabashadii Kitaabkan 1 Dad badan waxay ku dadaaleen inay soo hagaajiyaan sheeko ku saabsan wixii dhexdayada lagu sameeyey oo la hubsaday, 2 siday noo ogeysiiyeen kuwii tan iyo bilowgii arkay…
Dhalashadii Ciise Masiix 1 Wakhtigaas waxaa dhacay in amar ka soo baxay Kaysar Awgustus in dadka dunida jooga oo dhan la qoro. 2 Qorniinkaas kolkii ugu horreeyey waxaa la sameeyey…
Yooxanaa Baabtiisaha Iyo Farriintii Uu Waday 1 Waxay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis…
Shayddaan Baa Isku Dayay Inuu Ciise Duufsado 1 Ciise waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo Webi Urdun ayuu ka noqday, oo Ruuxii baa cidlada u kaxeeyey. 2 Afartan maalmood…
Wuxuu U Yeedhay Xertiisii U Horraysay 1 Intii dadkii oo dhan isku soo cidhiidhiyeen inay ereygii Ilaah maqlaan, ayuu is-ag taagay badda Gennesared; 2 oo wuxuu arkay laba doonniyood oo…
Wax Sabti Dhawridda Ku Saabsan 1 Maalin sabti ah waxaa dhacay inuu beeraha dhex marayay, xertiisuna waxay jarteen sabuulladii, oo intay gacmahooda ku xoqeen ayay cuneen. 2 Laakiin Farrisiintii qaarkood…
Addoonkii Boqol-u-Taliyaha Waa La Bogsiiyey 1 Goortuu hadalladiisa ku dhammeeyey dadka dhegaysadkooda ayuu Kafarna’um galay. 2 Boqol-u-taliye addoonkiisii uu jeclaa ayaa bukay oo dhimashuu u dhowaa. 3 Goortuu maqlay wax…
Dumarkii Ciise U Adeegay 1 Markii dambe waxaa dhacay inuu magaalooyinka iyo tuulooyinka dhex marayay isagoo dadka ku wacdiyaya oo u sheegaya injiilka boqortooyadii Ilaah; waxaana la jiray laba-iyo-tobankii, 2…
Laba-iyo-tobankii Rasuul Iyo Shuqulladoodii 1 Laba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan. 2 Wuuna diray inay boqortooyadii…