MATAYOS 14

Dhimashadii Yooxanaa Baabtiisaha 1 Waagaas taliye Herodos ayaa warkii Ciise maqlay, 2 oo wuxuu midiidinyadiisii ku yidhi, Kanu waa Yooxanaa Baabtiisaha. Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, sidaa darteed…

MATAYOS 15

Ciisaa Ka Jawaabay Eedayntii Ku Saabsanayd Xeerka 1 Markaas waxaa Yeruusaalem Ciise uga yimid niman Farrisiin iyo culimmo ah, oo waxay ku yidhaahdeen, 2 Xertaadu maxay xeerka waayeellada uga gudbaan?…

MATAYOS 16

Ciise Baa Diiday Markii Calaamo La Weyddiistay 1 Waxaa u yimid Farrisiintii iyo Sadukiintii iyagoo jirrabaya, oo waxay ka baryeen inuu calaamo cirka ka tuso. 2 Wuxuu u jawaabay oo…

MATAYOS 17

Ciise Muuqiisu Waa Isbeddelay 1 Lix maalmood dabadeed Ciise wuxuu waday Butros iyo Yacquub iyo walaalkiis Yooxanaa, oo wuxuu keligood geeyey buur dheer. 2 Hortoodana ayuu ku beddelmay, wejigiisuna sida…

MATAYOS 18

Is-hoosaysiinta 1 Saacaddaas ayaa xertii u timid Ciise oo waxay ku yidhaahdeen, Yaa haddaba boqortooyada jannada ugu weyn? 2 Markaasuu wuxuu u yeedhay ilmo yar, oo dhexdooda ayuu joojiyey oo…

MATAYOS 19

Wax Ku Saabsan Naagfuridda 1 Waxaa dhacay in, goortuu Ciise hadalladan dhammeeyey, uu Galili ka tegey, oo wuxuu yimid soohdimaha Yahuudiya, oo Webi Urdun ka shisheeya. 2 Waxaana soo raacay…

MATAYOS 20

Masaalka Ku Saabsan Shaqaalayaasha Beerta Canabka Ah 1 Boqortooyada jannada waxay u eg tahay nin oday reer u ah oo aroortii hore baxay inuu shaqaalayaal u kireeyo beertiisa canabka ah….

MATAYOS 21

Ciise Guul Buu Ku Galay Yeruusaalem 1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen oo ay Beytfaage galeen ilaa Buur Saytuun, markaasaa Ciise laba xer ah diray, 2 oo wuxuu ku yidhi,…

MATAYOS 22

Masaalka Ku Saabsan Diyaafadda Arooska 1 Ciise ayaa u jawaabay oo mar kale masaallo kula hadlay, oo wuxuu yidhi, 2 Boqortooyada jannada waxay la mid tahay sidii boqor wiilkiisa aroos…

MATAYOS 23

Ciise Wuxuu Canaantay Culimmadii Iyo Farrisiintii 1 Dabadeed Ciise ayaa dadkii badnaa iyo xertiisii la hadlay, 2 oo wuxuu ku yidhi, Culimmada iyo Farrisiinta waxay ku fadhiistaan kursiga Muuse. 3…