MATAYOS 4

Shayddaan Baa Isku Dayay Inuu Ciise Duufsado 1 Goortaasaa Ruuxu Ciise cidlada u kaxeeyey in Ibliisku jirrabo. 2 Oo goortuu afartan maalmood iyo afartan habeen soomanaa, ayuu dabadeed gaajooday. 3…

MATAYOS 5

Wacdigii Ciise Dadka Ku Wacdiyey Markuu Buurta Joogay 1 Markuu dadkii badnaa arkay ayuu buur fuulay, markaasuu fadhiistay oo xertiisa ayaa u timid. 2 Kolkaasuu afkiisa kala qaaday oo wax…

MATAYOS 6

Sadaqadbixinta Qarsoon 1 Iska jira inaydnaan xaqnimadiinna dadka ku hor samayn inay idin arkaan, haddii kale abaal kuma lihidin Aabbihiinna jannada ku jira. 2 Haddaba markaad sadaqad bixinayso, buun ha…

MATAYOS 7

Xukunka Dadka Kale Lagu Xukumo 1 Ninna ha xukumina inaan laydin xukumin. 2 Waayo, xukunkii aad ku xukuntaan ayaa laydinku xukumi doonaa, oo qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydinku qiyaasi…

MATAYOS 8

Baraslihii La Bogsiiyey 1 Goortuu buurta ka soo degay, dad badan baa soo raacay. 2 Oo bal eeg, waxaa u yimid nin baras leh oo caabuday, oo ku yidhi, Sayidow,…

MATAYOS 9

Curyaankii La Bogsiiyey 1 Markaasuu doonni fuulay oo dhanka kale u tallaabay oo magaaladiisii yimid. 2 Kolkaasay waxay u keeneen nin curyaan ah oo sariir ku jiifa. Ciise oo rumaysadkooda…

MATAYOS 10

Ciise Laba Iyo Tobankiisii Rasuul 1 Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba…

MATAYOS 11

1 Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Yooxanaa Baabtiisaha 2 Goortii Yooxanaa…

MATAYOS 12

Wax Sabti Dhawridda Ku Saabsan 1 Wakhtigaas Ciise wuxuu sabtidii dhex maray beeraha, xertiisuna waa gaajaysnayd, oo waxay bilaabeen inay sabuulladii jartaan oo cunaan. 2 Laakiin Farrisiintii goortay arkeen, waxay…

MATAYOS 13

Masaalka Ku Saabsan Beerreyga 1 Maalintaas Ciise ayaa guriga ka baxay oo fadhiistay badda agteeda, 2 oo waxaa u soo ururay dad faro badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay oo…