SEKARYAAH 2

Nin Haysta Xarigga Qiyaasta 1 Oo anna indhahaygii baan kor u qaaday, oo wax baan fiiriyey, oo waxaan arkay nin gacanta ku haysta xadhig qiyaaseed. 2 Kolkaasaan idhi, War xaggee…

SEKARYAAH 3

Dharka Nadiifsan Wadaadka Sare 1 Oo wuxuu i tusay Yashuuca oo ah wadaadka sare oo hor taagan malaggii Rabbiga, iyo Shayddaan oo taagan gacantiisa midig si uu u ashtakeeyo. 2…

SEKARYAAH 4

Laambadda Dahabka Ah Iyo Labada Geed Ee Saytuunka Ah 1 Oo haddana malaggii ila hadlay ayaa i toosiyey, sidii nin hurdo laga soo toosiyey. 2 Oo wuxuu igu yidhi, War…

SEKARYAAH 5

Qorniinkii La Duubo Oo Duulaya 1 Oo haddana indhaha baan kor u taagay oo wax fiiriyey, oo waxaan arkay qorniin la duubo oo duulaya. 2 Oo isna wuxuu igu yidhi,…

SEKARYAAH 6

Afar Gaarifaras 1 Oo haddana indhaha baan kor u taagay oo wax fiiriyey, oo waxaan arkay afar gaadhifaras oo ka soo baxay laba buurood dhexdood, buuruhuna waxay ahaayeen buuro naxaas…

SEKARYAAH 7

Diidmadii Soonka Aan Naxariista Iyo Caddaaladda Lahayn 1 Oo Boqor Daariyus sannaddiisii afraad ayaa eraygii Rabbigu u yimid Sekaryaah maalintii afraad oo bisha sagaalaad, taasoo ah bisha Kislee’u. 2 Haddaba…

SEKARYAAH 8

Rabbiga Oo Ballanqaadaya Inuu Yeruusaalem Barakeeyo 1 Markaasaa Eraygii Rabbiga ciidammadu ii yimid, isagoo leh, 2 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Siyoon waxaan ugu qiirooday qiiro aad u weyn, oo waxaan…

SEKARYAAH 9

Xukunka Cadawga Israa’iil 1 Kanu waa warka culus ee erayga Rabbiga oo ku saabsan dalka Xadraag, oo Dimishaqna waa meeshuu joogayo, waayo, nin kasta iyo qabiilooyinkii reer binu Israa’iil oo…

SEKARYAAH 10

Rabbigu Wuu Daryeeli Doonaa Yahuudah 1 Xilliga roobka dambe roob ka barya Rabbiga, isagoo ah Rabbiga hillaaca sameeya, oo iyaguu siin doonaa roob wanaagsan, oo wuxuu qof kasta beerta ku…

SEKARYAAH 11

1 Lubnaanay, albaabbadaada fur in dab baabbi’iyo geedahaaga kedarka ah. 2 Geed beroosh ahow, ooya, waayo, geedkii kedarka ahaa waa dhacay, maxaa yeelay, kuwii qurqurxoonaa waa la kharribay. Kuwiinna geedaha…