CAAMOOS 4

Israa’iil Ilaah Uma Ay Soo Noqon 1 Eraygan maqla, kuwiinnan ah sacaha Baashaan oo buurta Samaariya jooga, oo masaakiinta dulma, oo kuwa baahan cadaadiya, oo sayidyadooda ku yidhaahda, Wax noo…

CAAMOOS 5

Baroor Iyo U Yeerid In La Toobadkeeno 1 Dadka Israa’iilow, maqla eraygan aan idiinku barooranayo. 2 Bikradda ah dalka Israa’iil waa dhacday, oo mar dambena ma sara joogsan doonto. Dalkeedii…

CAAMOOS 6

Hoogga Kuwa Caajisan 1 Waxaa iska hoogay kuwa Siyoon xasilloonaan ku nool, oo buurta Samaariya ammaan ku deggan, kuwaasoo ah kuwa caanka ah ee madaxda quruumaha oo dadka Israa’iil u…

CAAMOOS 7

Ayax, Dab Iyo Xarig Miisaan Leh 1 Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo bal eeg, wuxuu sameeyey ayax markii fufkii dambe bilowday, oo bal eeg, waxay ahayd fufkii…

CAAMOOS 8

Dambiil Midho Bisil 1 Oo haddana Sayidka Rabbiga ahu wax buu i tusay, oo waxaan arkay dambiil midho bisilu ka buuxaan. 2 Oo wuxuu igu yidhi, Caamoosow, maxaad aragtaa? Oo…

CAAMOOS 9

Israa’iil Waa La Baabbi’in Doonaa 1 Waxaan arkay Sayidka oo ag taagan meesha allabariga, oo wuxuu yidhi, Fayaaradaha garaac ilaa meelahooda sare gariiraan, oo dadka oo dhan madaxooda ku wada…

COBADYAAH 1

1 Kuwanu waa wixii la tusay Cobadyaah. Sayidka Rabbiga ahu sidan buu dalka Edom ka leeyahay: Annagu Rabbiga xaggiisa ayaannu war ka maqalnay, oo farriinwade ayaa quruumaha dhexdooda loo soo…

YOONIS 1

Yoonis Oo Ka Cararaya Rabbiga 1 Haddaba waxaa Yoonis ina Amitay u yimid Eraygii Rabbiga oo sidan ku leh, 2 Kac, oo waxaad tagtaa magaaladaas weyn oo Nineweh, oo iyada…

YOONIS 2

Baryadii Yoonis 1 Markaasaa Yoonis Rabbigii Ilaahiisa ahaa baryay, isagoo ku dhex jira calooshii kalluunka. 2 Oo wuxuu yidhi, Dhibaatadayda aawadeed ayaan Rabbiga ugu yeedhay, Isna wuu ii jawaabay. Waxaan…

YOONIS 3

Yoonis Oo Tegay Nineweh 1 Haddana mar labaad ayaa eraygii Rabbigu u yimid Yoonis oo ku yidhi, 2 Kac, oo waxaad tagtaa magaaladaas weyn oo Nineweh, oo waxaad iyada ku…