YEXESQEEL 1

Xayawaanka Nool Iyo Ammaanta Rabbiga 1 Haddaba sannaddii soddonaad, bisheedii afraad, maalinteedii shanaad, anigoo maxaabiistii Webi Kebaar ag joogtay ku dhex jira ayaa samooyinkii furmeen, oo waxaan arkay wax layga…

YEXESQEEL 2

U Yeeriddii Yexesqeel 1 Oo isna wuxuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, bal istaag, waan kula hadlayaaye. 2 Oo markuu ila hadlay ayaa ruuxii i soo galay, oo cagahayguu igu taagay,…

YEXESQEEL 3

1 Oo wuxuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, waxaad heshid cun. Qorniinkan duudduuban cun, oo tag, oo waxaad la hadashaa reer binu Israa’iil. 2 Sidaas daraaddeed afkaan kala qaaday oo isna…

YEXESQEEL 4

Astayntii Hareerayntii Yeruusaalem 1 Wiilka Aadamow, xabbad leben ah soo qaad oo hortaada dhig, oo waxaad ku dul taswiirtaa magaalo, taasoo ah Yeruusaalem, 2 oo iyada weerar, qalcadona ku hareeree,…

YEXESQEEL 5

1 Wiilka Aadamow, seef af badan soo qaado, oo sida mandiisha rayiislaha ugu isticmaal, oo waxaad ku xiirataa madaxa iyo gadhka, oo markaas kafado soo qaado si aad timaha ugu…

YEXESQEEL 6

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Buuraha Israa’iil 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid, isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, wejigaaga buuraha dalka reer binu Israa’iil u jeedi oo…

YEXESQEEL 7

Dhammaadkii Waa Yimid 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu dalka reer binu Israa’iil ku leeyahay, Waa kaa dhammaadkii, dalka…

YEXESQEEL 8

Sanam Yaal Macbudka 1 Oo sannaddii lixaad, bisheedii lixaad, maalinteedii shanaad intii aan gurigaygii dhex fadhiyeyey, oo ay odayaashii dalka Yahuudah i hor fadhiyeyeen ayaa gacantii Sayidka Rabbiga ahu igu…

YEXESQEEL 9

Sanamcaabudayaashii Oo La Laayay 1 Markaasuu dhegahayga cod weyn ugu qayliyey, isagoo leh, Kuwa magaalada u taliya soo dhowee, iyadoo ninkood kastaaba uu hubkiisa uu wax ku baabbi’iyo gacanta ku…

YEXESQEEL 10

Ammaantii Rabbiga Oo Macbudka Ka Baxaysa 1 Markaasaan wax fiiriyey, oo cirkii madaxii keruubiimta ka korreeyey waxaa ka muuqday wax dhagax safayr u ekaa, oo muuqashadiisu carshi u eg tahay….