YEREMYAAH 48

Farriin Ku Saabsan Moo’aab 1 Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa’iil wuxuu reer Moo’aab ka leeyahay, Waxaa iska hoogtay Neboo! Waayo, iyadu way baabba’day. Qiryaatayim waa la ceebeeyey…

YEREMYAAH 49

Farriin Ku Saabsan Cammoon 1 Rabbigu wuxuu reer Cammoon ka leeyahay, Israa’iil miyuusan wiilal lahayn? Miyuusan mid dhaxla lahayn? Bal maxaa Malkaam u dhaxlay Gaad, oo maxaase dadkiisu u degay…

YEREMYAAH 50

Farriin Ku Saabsan Baabuloon 1 Kanu waa eraygii ku saabsanaa Baabuloon iyo dalka reer Kaldayiin ee uu Rabbigu Nebi Yeremyaah faray. 2 Quruumaha ka dhex sheega, oo naadiya, oo calan…

YEREMYAAH 51

1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, anigu Baabuloon iyo kuwa dalka reer Kaldayiin dhex degganba waxaan ku soo kicin doonaa dabayl wax baabbi’isa. 2 Oo Baabuloonna waxaan u soo diri…

YEREMYAAH 52

Dhiciddii Yeruusaalem 1 Sidqiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray kow iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa kow iyo toban sannadood. Oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Xamuutal ina…

BAROORASHADII YEREMYAAH 1

1 Magaaladii dadku ka buuxay sidee bay keligeed u fadhiisataa! Sidee bay carmal oo kale u noqotay! Tii quruumaha dhexdooda ku weynayd, oo dalalka gobolladooda amiirad ku ahayd Sidee bay…

BAROORASHADII YEREMYAAH 2

1 Sayidku sidee buu xanaaqiisii magaalada Siyoon daruur ugu daboolay! Quruxdii dadka Israa’iilna samaduu ka soo tuuray oo dhulkuu ku soo xooray, Oo maalintii cadhadiisa meeshuu cagaha dhigan jiray sooma…

BAROORASHADII YEREMYAAH 3

1 Anigu waxaan ahay ninkii arkay dhibaatadii ay ushii cadhadiisu keentay. 2 Wuu i hoggaamiyey oo igu dhex socodsiiyey gudcur aan iftiin lahayn. 3 Sida xaqiiqada ah maalintii oo dhan…

BAROORASHADII YEREMYAAH 4

1 Dahabkii sidee buu u dhalaal beelay! Dahabkii ugu wada saafiyaysnaase sidee buu u beddelmay! Dhagxantii meesha quduuska ahna waxaa lagu daadshay rukunka jid kasta. 2 Wiilashii Siyoon ee qaaliga…

BAROORASHADII YEREMYAAH 5

1 Rabbiyow, bal xusuuso wixii nagu soo degay. Ka fiirso oo bal eeg caydii nalagu caayay. 2 Dhaxalkayagii waxaa helay shisheeyayaal. Guryahayagiina waxaa iska qaatay ajnabiyo. 3 Waxaannu nahay agoommo,…