BAXNIINTII 18

Yetroo Oo Booqanaya Muuse 1 Haddaba wadaadkii Midyaan oo Yetroo ahaa, Muusena soddog u ahaa, ayaa wuxuu maqlay kulli wixii Rabbigu u sameeyey Muuse iyo dadkiisa reer binu Israa’iil, iyo…

BAXNIINTII 19

Buurtii Siinay 1 Markii reer binu Israa’iil Masar ka soo bexeen dabadeed, bishii saddexaad, ayay isla maalintaas yimaadeen cidlada Siinay la yidhaahdo. 2 Oo markay ka soo keceen Refiidiim oo…

BAXNIINTII 20

Tobankii Amar 1 Markaasaa Rabbigu erayadan oo dhan ku hadlay, isagoo leh, 2 Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga. 3 Aniga…

BAXNIINTII 21

1 Haddaba kuwanu waa amarradii aad hortooda dhigi lahayd. Addoommadii Cibraaniyada Ahaa 2 Haddaad addoon Cibraani ah iibsatid, ha kuu adeego lix sannadood, oo tan toddobaadna ha iska tago isagoo…

BAXNIINTII 22

Ilaalintii Xoolaha 1 Haddii nin dibi ama lax xado, oo uu qasho ama iibiyo, waa inuu shan dibi dibigii ku magdhabo, laxdiina afar laxaad. 2 Haddii tuug la helo isagoo…

BAXNIINTII 23

Shuruucda Caddaaladda Iyo Naxariista 1 Waa inaadan qaadqaadin war been ah; gacantaada heshiis ha ugu dhiibin kan sharka ah, yaadan markhaati xaqdaran noqone. 2 Inaad xumaan fashid aawadeed dad badan…

BAXNIINTII 24

Axdiga Oo La Xaqiijiyey 1 Markaasuu wuxuu Muuse ku yidhi, Soo fuula oo Rabbiga u kaalaya, adiga iyo Haaruun, iyo Naadaab, iyo Abiihuu, iyo toddobaatan oday oo reer binu Israa’iil…

BAXNIINTII 25

Deeqyadii Loo Bixiyey Taambuuggii 1 Markaasaa Rabbigu wuxuu la hadlay Muuse, oo ku yidhi, 2 Waxaad reer binu Israa’iil ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Qurbaan ii ururiya, oo nin kasta…

BAXNIINTII 26

Taambuuggii Allabariga 1 Oo weliba waa inaad samaysaa taambuugga toban daah leh, oo waxaad ka samaysaa maro wanaagsan, iyo buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo lagu daabacay keruubiim. 2 Oo…

BAXNIINTII 27

Meeshii Allabariyo Lagu Gubo 1 Oo meesha allabariga waa inaad ka samaysaa qori qudhac ah, dhererkeedu shan dhudhun ha ahaado, ballaadhkeeduna shan dhudhun; oo meesha allabarigu afar geesood ha ahaado,…