YEREMYAAH 28

Xananyaah, Nebigii Beenta Ahaa 1 Oo isla sannaddaasba, bilowgii boqornimadii Sidqiyaah uu boqorka ka ahaa dalka Yahuudah, sannaddii afraad bisheedii shanaad ayaa Xananyaah ina Casuur oo ahaa nebigii Gibecoon ka…

YEREMYAAH 29

Warqad Ku Socota Maxaabiistii 1 Haddaba kuwanu waa erayadii warqaddii uu Nebi Yeremyaah Yeruusaalem uga diray kuwii hadhay ee waayeelladii maxaabiisnimadii iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii uu Nebukadnesar Yeruusaalem…

YEREMYAAH 30

Dib U Soo Celintii Reer Binu Israa’iil 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa’iil wuxuu leeyahay, Erayadii aan kugula…

YEREMYAAH 31

1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Isla markaasba waxaan ahaan doonaa Ilaaha qolooyinka reer binu Israa’iil oo dhan, oo iyana dadkaygay ahaan doonaan. 2 Rabbigu wuxuu leeyahay, Markaan u soo kacay inaan…

YEREMYAAH 32

Yeremyaah Oo Beer Iibsaday 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid sannaddii tobnaad ee Sidqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo kaasu wuxuu ahaa sannaddii siddeed iyo tobnaad…

YEREMYAAH 33

Ballankii Dib U Soo Celinta 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah mar labaad u yimid intuu weli barxaddii xabsiga ku xidhnaa, oo wuxuu ku yidhi, 2 Rabbiga waxyaalahaas sameeya,…

YEREMYAAH 34

Digniintii Sidqiyaah 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid waagii Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon, iyo ciidankiisii oo dhan, iyo boqortooyooyinkii dunida oo taliskiisa ku jiray oo dhan,…

YEREMYAAH 35

Reerkii Reekaab 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid wakhtigii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah uu boqorka ka ahaa dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad u tagtaa reer…

YEREMYAAH 36

Yehooyaaqiim Oo Gubay Kitaabkii Yeremyaah 1 Boqorkii dalka Yahuudah oo ahaa Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah sannaddiisii afraad ayaa erayganu Yeremyaah uga yimid xagga Rabbiga, oo wuxuu ku yidhi, 2 Kitaab duudduuban…

YEREMYAAH 37

Yeremyaah Oo La Xiray 1 Oo Boqor Sidqiyaah oo ahaa ina Yoosiyaah ayaa boqor ka noqday meeshii Konyaah ina Yehooyaaqiim, kaasoo ahaa kii Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu isaga…