ISHACYAAH 14

1 Waayo, Rabbigu reer Yacquub wuu u naxariisan doonaa, oo haddana reer binu Israa’iil ayuu dooran doonaa, dalkoodiina wuu fadhiisin doonaa, oo waxaa iyaga ku darman doona shisheeyayaal, wayna la…

ISHACYAAH 15

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Moo’aab 1 Kanu waa warka culus ee Moo’aab ku saabsan. Caartii Moo’aab habeen qudha baa lagu dumiyey oo baabba’shay; Qiirtii Moo’aab habeen qudha baa…

ISHACYAAH 16

1 Taliyaha dalka baraarka uga soo dira Selac oo cidlada ag taal, oo waxaad ugu keentaan buurta magaalada Siyoon. 2 Waayo, sidii shimbir wareegaysa oo buulkeedii laga tuuray ayaa gabdhaha…

ISHACYAAH 17

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Dimishaq 1 Kanu waa warka culus ee Dimishaq ku saabsan. Bal eega, Dimishaq inay magaalo sii ahaato waa laga joojiyey, oo waxay ahaan doontaa…

ISHACYAAH 18

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Kuush 1 Dalka baalasha hadhsanaya wuxuu ka sii shisheeyaa webiyaasha Kuush! 2 Ergooyin ayuu badda ku diraa, oo xataa doonniyo caw ah ayuu biyaha…

ISHACYAAH 19

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Masar 1 Kanu waa warka culus ee Masar ku saabsan. Bal eega, Rabbigu wuxuu fuushan yahay daruur dheeraysa oo wuxuu u socdaa Masar, oo sanamyada…

ISHACYAAH 20

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Masar Iyo Kuush 1 Sannaddii Sargoon oo ahaa boqorkii Ashuur uu Tartaan Ashdood u diray, oo uu tegey, oo la diriray oo qabsaday Ashdood,…

ISHACYAAH 21

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Baabuloon 1 Kanu waa warka culus ee ku saabsan cidlada badda ku ag taal. Sida cirwareentu koonfur uga timaado oo kale ayuu cidlada oo…

ISHACYAAH 22

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Yeruusaalem 1 Kanu waa war culus ee dooxada muujinta ku saabsan. War maxaa idinku dhacay, oo aad dhammaantiin guryaha dushooda la korteen? 2 Magaalada qaylada…

ISHACYAAH 23

Wax Sii Sheegid Ku Saabsan Turos 1 Kanu waa warka culus ee Turos ku saabsan. Doonniyaha Tarshiishow, baroorta, waayo, way baabba’day, guri iyo irid la galo midna ma leh, waxaana…