MAAHMAAHYADII 25

Maahmaahyadii Kale Ee Sulaymaan 1 Oo weliba kuwanuna waa maahmaahyadii Sulaymaan, Oo boqorkii Yahuudah oo Xisqiyaah ahaa raggiisii ay soo guuriyeen. 2 Waa u ammaan Ilaah inuu xaal qariyo, Laakiinse…

MAAHMAAHYADII 26

1 Sida wakhtiga kulul aan baraf cad ugu habboonayn, oo wakhtiga beergooyska aan roob ugu habboonayn, Ayaan sharaf nacas ugu habboonayn. 2 Sida shimbir iska wareegaysa iyo sida dabafallaadh iska…

MAAHMAAHYADII 27

1 Berrito ha ku faanin, Waayo, ma ogid waxay maalinu keeni doonto. 2 Mid kale ha ku faaniyo oo yaanu afkaagu ku faanin, Shisheeye ha ku ammaano, oo yaanay bushimahaagu…

MAAHMAAHYADII 28

1 Kuwa sharka lahu waxay cararaan iyadoo aan ciduna eryanayn, Laakiinse kuwa xaqa ahu waxay u dhiirran yihiin sida libaax oo kale. 2 Waddan xadgudubkiisa aawadiis amiirradu way badan yihiin,…

MAAHMAAHYADII 29

1 Kii inta wax badan la canaanto ka madax adkaadaa, Dhaqso buu u jabi doonaa, dawona ma leh. 2 Markii kuwa xaqa ahu amarka haystaan, dadku wuu reyreeyaa, Laakiinse markii…

MAAHMAAHYADII 30

Erayadii Aguur 1 Kuwanu waa erayadii Aaguur ina Yaaqeh, oo ahaa reer Masaa. Ninku wuxuu la hadlay Iitii’eel, iyo xataa Iitii’eel iyo Ukaal, oo ku yidhi, 2 Hubaal anigu waan…

MAAHMAAHYADII 31

Erayadii Boqor Lemuu’eel 1 Kuwanu waa erayadii Lemuu’eel oo ahaa boqorkii Masaa ay hooyadiis bartay isaga. 2 Waa maxay, wiilkaygiiyow? Waa maxay, wiilkii uurkaygow? Waa maxay, wiilkii nidarradaydow? 3 Xooggaaga…

WACDIYAHII 1

Wax Walba Waa Wax Aan Micne Lahayn 1 Kuwanu waa erayadii wacdiyihii ahaa ina Daa’uud oo Yeruusaalem boqorka ku ahaa. 2 Wacdiyuhu wuxuu leeyahay, Waa wax aan waxba tarayn, waa…

WACDIYAHII 2

Raaxo Waa Wax Aan Micne Lahayn 1 Waxaan qalbiga iska idhi, Bal kaalay, waxaan kugu tijaabin doonaa farxad, haddaba bal iska raaxayso, oo bal eeg, taasuna waa wax aan waxba…

WACDIYAHII 3

Wax Kasta Xilli Bay Leeyihiin 1 Wax kastaaba waxay leeyihiin wakhti u khaas ah, wax kasta oo samada ka hooseeyaaba waxay leeyihiin wakhti go’an. 2 Waxaa jira wakhti la dhasho,…