SABUURRADII 135

1 Rabbiga ammaana. Ammaana magaca Rabbiga, Rabbiga addoommadiisow, isaga ammaana, 2 Kuwiinna guriga Rabbiga Iyo barxadaha guriga Ilaaheenna dhex taaganow. 3 Rabbiga ammaana, waayo, Rabbigu waa wanaagsan yahay, Magiciisa ammaan…

SABUURRADII 136

1 Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa. 2 Ku mahadnaqa Ilaaha ilaahyada, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa. 3 Ku mahadnaqa Sayidka…

SABUURRADII 137

1 Waxaannu ag fadhiisannay webiyaashii Baabuloon, Oo waannu ooynay markii aannu Siyoon soo xusuusannay. 2 Oo waxaannu kataaradahayagii sudhannay geedaha safsaafkaa. 3 Waayo, kuwii maxaabiis ahaanta noo watay ayaa halkaas…

SABUURRADII 138

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Qalbigayga oo dhan ayaan kugu mahadnaqi doonaa, Oo ilaahyada hortooda ayaan ammaan kuugu gabyi doonaa, 2 Waxaan u soo tukan doonaa macbudkaaga quduuska ah…

SABUURRADII 139

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, waad i baadhay, oo waad i soo ogaatay. 2 Waad og tahay fadhiisashadayda iyo sara kiciddaydaba, Oo fikirkaygana meel fog…

SABUURRADII 140

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, ninka sharka leh iga samatabbixi, Oo iga ilaali ninka dulmiga badan, 2 Kuwaasoo qalbigooda kaga fikira belaayooyin, Had iyo goorna…

SABUURRADII 141

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, adigaan kuu qayshaday, haddaba ii soo dhaqso, Oo markaan kuu qayshado, codkayga dhegta u dhig. 2 Baryootankaygu ha noqdo sida foox hortaada la…

SABUURRADII 142

Kanu waa baryootan Maskiil ah ee Daa’uud tiriyey markuu godkii ku jiray. 1 Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa. 2 Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana…

SABUURRADII 143

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, tukashadayda maqal, oo baryootankayga dhegta u dhig, Oo daacadnimadaada iyo xaqnimadaada iigu jawaab. 2 Anoo addoonkaaga ah xukun ha i gelin, Waayo, inta…

SABUURRADII 144

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Mahad waxaa leh Rabbiga dhagaxayga weyn ah, Oo gacmahayga dagaalka bara, Farahaygana dirirta bara, 2 Kaasoo ah raxmaddayda, iyo qalcaddayda, Munaaraddayda, iyo samatabbixiyahayga, Iyo…