SABUURRADII 125
Gabayga meelokoridda. 1 Kuwa Rabbiga isku halleeyaa Waa sida Buur Siyoon oo aan la dhaqaajin karin, laakiinse weligeedba sii jirta. 2 Sida buuruhu Yeruusaalem ugu wareegsan yihiin Ayuu Rabbigu dadkiisa…
Gabayga meelokoridda. 1 Kuwa Rabbiga isku halleeyaa Waa sida Buur Siyoon oo aan la dhaqaajin karin, laakiinse weligeedba sii jirta. 2 Sida buuruhu Yeruusaalem ugu wareegsan yihiin Ayuu Rabbigu dadkiisa…
Gabayga meelokoridda. 1 Markii Rabbigu soo celiyey maxaabiistii Siyoon, Waxaynu noqonnay sida kuwa riyooda. 2 Markaasaa afkeenna waxaa ka buuxsamay qosol, Carrabkeennana gabay, Kolkaasaa quruumaha waxaa laga dhex yidhi, Rabbigu…
Gabayga meelokoridda oo Sulaymaan tiriyey. 1 Haddaan Rabbigu guriga dhisin, Kuwa dhisaya, waxtarla’aan bay u hawshoodaan, Haddaan Rabbigu magaalada dhawrin, Waardiyuhu micnela’aan buu u soo jeedaa. 2 Faa’iido idiinma leh…
Gabayga meelokoridda. 1 Waxaa barakaysan mid kasta oo Rabbiga ka cabsada, Oo jidadkiisa ku socda. 2 Waayo, waad cuni doontaa waxa gacmahaagu ku hawshoodeen, Waadna farxi doontaa, oo waad barwaaqoobi…
Gabayga meelokoridda. 1 Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa’iil hadda ha yidhaahdeen, 2 Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan….
Gabayga meelokoridda. 1 Rabbiyow, waxaan kaaga qayshaday moolalka. 2 Sayidow, codkayga maqal, Oo dhegahaagu ha noqdeen kuwo u digtoon Codka baryootankayga. 3 Rabbiyow, haddaad dembiyada u fiirsatid, Bal yaa istaagi…
Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, qalbigaygu kor isuma qaado, indhahayguna ma kibirsana, Oo anna iskuma dhex tuuro axwaal waaweyn, Ama waxyaalihii igu yaab badan. 2 Hubaal naftaydii waan…
Gabayga meelokoridda. 1 Rabbiyow, bal xusuuso Daa’uud Dhibaatooyinkiisii oo dhan, 2 Iyo siduu Rabbiga ugu dhaartay, Oo nidar ugu galay Ilaaha Xoogga leh oo Yacquub, isagoo leh, 3 Hubaal anigu…
Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Bal eeg, siday u wanaagsan tahay oo ay u wacan tahay Inay walaalo wadajir ku degganaadaan! 2 Waa sida saliidda qaaliga ah ee madaxa,…
Gabayga meelokoridda. 1 Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow. 2 Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana. 3 Rabbigu…