SABUURRADII 115

1 Rabbiyow, yaanay noo ahaan, yaanay noo ahaan, Laakiinse magacaaga ammaani ha u ahaato, Naxariistaada iyo runtaada daraaddood. 2 Bal maxay quruumuhu u odhanayaan, Haddaba Ilaahoodu meeh? 3 Laakiinse Ilaahayagu…

SABUURRADII 116

1 Rabbiga waan jeclahay, maxaa yeelay, wuxuu maqlay Codkaygii iyo baryootankaygii. 2 Dhegtuu ii dhigay, Sidaas daraaddeed isagaan baryi doonaa intaan noolahay oo dhan. 3 Xadhkihii dhimashada ayaa i hareereeyey,…

SABUURRADII 117

1 Quruumaha oo dhammow, Rabbiga ammaana, Dadyowga oo dhammow, ammaana isaga. 2 Waayo, naxariistiisu xaggeenna waa ku weyn tahay, Rabbiga runtiisuna weligeedba way waartaa. Rabbiga ammaana. —https://d1b84921e69nmq.cloudfront.net/220/32k/PSA/117-73b962b748ab89ef598e7ba8de257880.mp3?version_id=827—

SABUURRADII 118

1 Rabbiga ku mahadnaqa, maxaa yeelay, isagu waa wanaagsan yahay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way waartaa. 2 Haddaba reer binu Israa’iil ha yidhaahdeen, Naxariistiisu weligeedba way waartaa. 3 Oo reerka Haaruun…

SABUURRADII 119

ALEF 1 Waxaa barakaysan kuwa jidka ku qumman, Oo sharciga Rabbiga ku socda. 2 Waxaa barakaysan kuwa dhawra markhaatifurkiisa, Oo Rabbiga ku doondoona qalbiga oo dhan. 3 Haah, oo xaqdarro…

SABUURRADII 120

Gabayga meelokoridda. 1 Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga u qayshaday, Oo isna wuu ii jawaabay. 2 Rabbiyow, naftayda ka samatabbixi bushimo been sheega, Iyo carrab khiyaano badan. 3 Carrabka…

SABUURRADII 121

Gabayga meelokoridda. 1 Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa? 2 Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka. 3 Isagu uma oggolaan doono in…

SABUURRADII 122

Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee. 2 Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda, 3 Yeruusaalem waxaa loo dhisay…

SABUURRADII 123

Gabayga meelokoridda. 1 Kaaga samooyinka dhex fadhiyow, Adigaan indhahayga kor kuugu taagaa. 2 Bal eeg, sida ay indhaha addoommadu u fiiriyaan gacanta sayidkooda, Iyo sida ay gabadh indhaheedu u fiiriyaan…

SABUURRADII 124

Gabayga meelokoridda oo Daa’uud tiriyey. 1 Haddaan Rabbigu inala jirin Hadda reer binu Israa’iil ha yidhaahdeen, 2 Haddaan Rabbigu inala jirin, Markii dadku inagu kacay, 3 Kolkaasay innagoo noolnool ina…