SABUURRADII 65

Kanu waa sabuur gabay ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaahow, ammaan baa Siyoon kugu sugaysa, Oo nidarkana waa in adiga laguu oofiyo. 2 Kaaga baryootanka maqlow, Dadka…

SABUURRADII 66

Kanu waa sabuur gabay ah oo loo tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Dadka dhulka oo dhammow, Ilaah farxad ugu qayliya, 2 Oo ammaanta magiciisa ku gabya, Ammaantiisana qurxiya. 3 Ilaah waxaad…

SABUURRADII 67

Kanu waa sabuur gabay ah oo loo tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, waxaana lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, noo naxariiso, oo na barakee, Oo wejigaaguna ha na…

SABUURRADII 68

Kanu waa sabuur gabay ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaah ha sara joogsado, oo cadaawayaashiisuna ha kala firdheen, Kuwa necebuna hortiisa ha ka carareen. 2 Sida qiiqu…

SABUURRADII 69

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Shoshanniim. 1 Ilaahow, i badbaadi, Waayo, biyaa naftii ii keenay. 2 Waxaan ku dhex liimbadaa dhoobo mool dheer…

SABUURRADII 70

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, si wax loogu xusuusto. 1 Ilaahow, soo dhaqso oo i samatabbixi, Rabbiyow, soo dhaqso oo i caawi. 2 Kuwa doondoonaya inay naftayda…

SABUURRADII 71

1 Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, Yaanan weligay wareerin. 2 Xaqnimadaada igu samatabbixi oo i nabad geli, Dhegta ii dhig, oo i badbaadi. 3 Ii noqo dhagax weyn oo rug…

SABUURRADII 72

Kanu waa sabuur uu Sulaymaan tiriyey. 1 Ilaahow, boqorka xukummadaada sii, Oo wiilka boqorkana xaqnimadaada sii. 2 Isagu dadkaaga wuxuu ku xukumi doonaa xaqnimo, Oo masaakiintaadana caddaalad. 3 Buuruhu waxay…

SABUURRADII 73

Kitaabka Saddexaad Sabuurrada 73-89 Kanu waa sabuur Aasaaf tiriyey. 1 Hubaal Ilaah waa u roon yahay reer binu Israa’iil, Iyo xataa kuwa qalbigoodu daahirka yahay. 2 Laakiinse anigu waan turunturoon…

SABUURRADII 74

Kanu waa sabuur Maskiil ah oo Aasaaf tiriyey. 1 Ilaahow, bal maxaad weligaaba noo xoortay? Oo bal maxaa cadhadaadu ugu kululaataa idaha daaqsintaada? 2 Bal soo xusuuso ururkaaga aad waa…