SABUURRADII 55
Kanu waa gabay Maskiil ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, tukashadayda dhegta u dhig, Oo baryootankaygana ha…
Kanu waa gabay Maskiil ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, tukashadayda dhegta u dhig, Oo baryootankaygana ha…
Kanu waa sabuur Mikhtaam ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Yoonad elem rexoqiim. Wuxuuna tiriyey markii reer Falastiin ay isaga Gad ku qabteen. 1 Ilaahow,…
Kanu waa sabuur Mikhtaam ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Altashed. Wuxuuna tiriyey markii uu Saa’uul ka cararay, oo uu godka galay. 1 Ii naxariiso,…
Kanu waa sabuur Mikhtaam ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Altashed 1 Hubaal xaqnimada aamusnaan ma ku sheegtaan? Binu-aadmigow, si qumman wax ma u xukuntaan?…
Kanu waa sabuur Mikhtaam ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Altashed. Wuxuu tiriyey markii Saa’uul cid u diray, oo ay gurigii ilaaliyeen inay isaga dilaan….
Kanu waa sabuur Mikhtaam ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha inuu wax ku baro, oo waxaa lagu luuqeeyaa Shuushan Ceeduud. Wuxuuna tiriyey markii uu la diriray Aram Nahara’im iyo…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaahow, qayladayda maqal, Oo baryadaydana dhegta u dhig. 2 Markii qalbigaygu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. Oo wuxuu u tiriyey sidii Yeduutuun. 1 Naftaydu waxay sugtaa Ilaah oo keliya, Oo badbaadadayduna waxay ka timaadaa xaggiisa. 2 Isaga oo…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey markuu joogay cidlada reer Yahuudah. 1 Ilaahow, waxaad tahay Ilaahay, oo anna goor hore ayaan ku doondooni doonaa, Naftaydu adigay kuu oomman tahay, jidhkayguna aduu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaahow, codkayga maqal markii aan kuu soo cawdo, Oo naftayda ka ilaali cadowga cabsidiisa. 2 Oo iga qari talada qarsoon oo…