SABUURRADII 45

Kanu waa sabuur Maskiil ah oo ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha, waana gabay jacayl ku saabsan oo lagu luuqeeyo Shoshanniim. 1 Qalbigaygu wuxuu la buuxdhaafaa hadal wanaagsan, Oo…

SABUURRADII 46

Kanu waa sabuur ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha, oo waa gabay lagu luuqeeyo Calaamood 1 Ilaah waa magangalkeenna iyo xooggeenna, Oo waa caawimaad inoo diyaar ah wakhtiga dhibaatada….

SABUURRADII 47

Kanu waa sabuur ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha. 1 Dadyowga oo dhammow, kulligiin sacabka tuma, Oo Ilaah cod guuleed ugu qayliya. 2 Waayo, Rabbiga ah Ilaaha ugu sarreeya…

SABUURRADII 48

Kanu waa gabay, waana sabuur ay reer Qorax tiriyeen. 1 Rabbigu waa weyn yahay, waana in aad loogu ammaanaa Ilaaheenna magaaladiisa, iyo buurtiisa quduuska ah. 2 Waxaa dhererka ku quruxsan,…

SABUURRADII 49

Kanu waa sabuur ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha. 1 Dadyowga oo dhammow, bal tan maqla, Dunida kuwiinna degganow, kulligiin dhegta u dhiga, 2 Kuwiinna hoose iyo kuwiinna sare,…

SABUURRADII 50

Kanu waa sabuur Aasaaf tiriyey. 1 Ilaah, oo ah Ilaaha Rabbiga ah ayaa hadlay, Oo qorrax-soo-baxa ilaa qorraxdhaca dhulkuu u yeedhay. 2 Siyoon oo ah meesha quruxda kaamilka ah Ayaa…

SABUURRADII 51

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha markii nebi Naataan u yimid, kolkuu Batshebac u tegey dabadeed. 1 Ilaahow, iigu naxariiso sida raxmaddaadu tahay, Oo xadgudubyadaydana igaga tirtir sida…

SABUURRADII 52

Kanu waa gabay Maskiil ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, markii Do’eeg oo reer Edom ahaa uu Saa’uul u yimid oo u sheegay oo ku yidhi, Daa’uud waa yimid…

SABUURRADII 53

Kanu waa gabay Maskiil ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Mahalad. 1 Nacaskaa qalbigiisa iska yidhi, Ilaah ma jiro. Iyagu waa qudhun, oo waxay faleen…

SABUURRADII 54

Kanu waa gabay Maskiil ah oo Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, markii ay reer Sif Saa’uul u yimaadeen oo ay ku yidhaahdeen, Daa’uud miyaanu dhuumasho noo dhex joogin? Waxaana lagu…