SABUURRADII 35
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, la dirir kuwa ila dirira, Oo la dagaallan kuwa ila dagaallama. 2 Gaashaan iyo gabbaad qaado. Oo caawimaaddayda daraaddeed u istaag. 3 Waran…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, la dirir kuwa ila dirira, Oo la dagaallan kuwa ila dagaallama. 2 Gaashaan iyo gabbaad qaado. Oo caawimaaddayda daraaddeed u istaag. 3 Waran…
Kanu waa sabuur uu Daa’uud oo ahaa addoonkii Rabbiga u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Kii shar leh xadgudubkiisu wuxuu qalbigiisa ka yidhaahdaa, Ilaah ka cabsashadiisu indhahayga ma hor taal. 2…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Ha isku dhibin xumaanfalayaasha aawadood, Hana uga hinaasin kuwa xaqdarrada sameeya. 2 Waayo, iyaga haddiiba waxaa loo jari doonaa sida cawska oo kale, Oo…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey inuu wax ku xusuusto. 1 Rabbiyow, cadhadaada ha igu canaanan, Oo dhirifkaaga kululna ha igu edbin. 2 Waayo, fallaadhahaagii aad bay ii mudeen, Oo gacantaaduna…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey Yeduutuun oo ahaa madaxdii muusikaystayaasha. 1 Waxaan idhi, Jidadkaygaan iska jiri doonaa, Si aanan carrabkayga ugu dembaabin, Oo afkayga waxaan ku qaban doonaa xakame…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Anigu Rabbiga samir baan ku sugay, Oo isna wuu i soo jalleecay, qayladaydiina wuu maqlay, 2 Oo weliba wuxuu iga soo…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Waxaa barakaysan kii ka fikira miskiinka, Maalinta shar jiro Rabbigu waa samatabbixin doonaa isaga. 2 Rabbigu wuu dhawri doonaa, wuuna sii…
Kitaabka Labaad Sabuurrada 42-72 Kanu waa gabay Maskiil ah oo ay reer Qorax u tiriyeen madaxdii muusikaystayaasha. 1 Sida deeradu biyaha durdurka ugu harraaddo, Ayay naftaydu kuugu harraaddaa, Ilaahayow. 2…
1 Ilaahow, ii gar soor, oo dacwadayda kala muddac quruun aan cibaado lahayn, Iga samatabbixi ninka khiyaanada badan oo xaqa daran. 2 Waayo, waxaad tahay Ilaaha xoogga ii ah, bal…
Kanu waa sabuur Maskiil ah oo reer Qorax u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Ilaahow, dhegahayagaannu ku maqallay, oo waxaa noo sheegay awowayaashayo Shuqulkii aad samaysay wakhtigoodii oo ahaa waa hore….