SABUURRADII 25
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, naftayda xaggaagaan kor ugu qaadaa. 2 Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyey, Haddaba yaanan ceeboobin, Oo yaan cadaawayaashaydu ii faanin. 3 Kuwa adiga ku…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, naftayda xaggaagaan kor ugu qaadaa. 2 Ilaahayow, adigaan isku kaa halleeyey, Haddaba yaanan ceeboobin, Oo yaan cadaawayaashaydu ii faanin. 3 Kuwa adiga ku…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, i xukun, waayo, waxaan ku socday daacadnimadayda, Oo weliba waxaan Rabbiga isugu halleeyey rogrogmashola’aan. 2 Rabbiyow, i imtixaan, oo i tijaabi, Oo uurkayga…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbigu waa nuurkayga iyo badbaadadayda, bal yaan ka cabsadaa? Oo Rabbigu waa xoogga noloshayda, bal yaan ka baqaa? 2 Markii xumaanfalayaashu iigu yimaadeen inay…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, adigaan kuu qayshan doonaa, Dhagaxayga weynow, ha iska kay dhega tirin, Waaba intaas oo haddaad iga aamusto, Aan noqdaa sida kuwa yamayska hoos…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Kuwiinna carruurta Ilaah ahow, Rabbiga ammaana, Rabbiga ka sheega ammaan iyo xoog. 2 Rabbiga ku ammaana ammaanta magiciisu mudan yahay, Rabbiga ku caabuda quruxda…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey in la gabyo markii Gurigii loo furay Ilaah. 1 Rabbiyow, waan ku sarraysiinayaa, waayo, kor baad iga yeeshay, Oo weliba igama aad dhigin in cadaawayaashaydu…
Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, adigaan isku kaa halleeyaa, yaanan weligayba ceeboobin, Oo xaqnimadaada igu samatabbixi. 2 Dhegtaada ii soo dhig, oo dhaqso ii samatabbixi,…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. Maskiil. 1 Waxaa barakaysan kii xadgudubkiisa la cafiyey, oo dembigiisa la daboolay. 2 Waxaa barakaysan ninkii aanu Rabbigu dembi ku tirin, Oo ruuxiisa aanay khiyaano…
1 Kuwiinna xaqa ahow, Rabbiga ku reyreeya, Waayo, kuwa qumman ammaan baa u habboon. 2 Rabbiga ugu mahadnaqa kataarad, Oo isaga ammaan ugu heesa idinkoo ka dhawaajinaya shareerad toban xadhig…
Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey markii uu asluubtiisa ku hor beddelay Abiimeleg oo isaga eryay, dabadeedna wuu iska tegey. 1 Wakhti kasta ayaan Rabbiga ammaani doonaa, Oo had iyo goorba…