SABUURRADII 15

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbiyow, bal yaa taambuuggaaga ku fadhiyaya? Oo bal yaa buurtaada quduuska ah degganaanaya? 2 Waa kii si qumman u socda, oo xaqnimo sameeya, Oo…

SABUURRADII 16

Kanu waa gabay Mikhtaam ah oo Daa’uud tiriyey. 1 Ilaahow, i dhawr, waayo, adigaan isku kaa halleeyaa. 2 Waxaan Rabbiga ku idhi, Sayidkayga baad tahay, Oo innaba wanaag ma haysto…

SABUURRADII 17

Baryootankii Daa’uud. 1 Rabbiyow, xaqa maqal, oo qayladayda u jeeso, Oo baryadayda dhegta u dhig, taasoo aan ka bixin bushimo khiyaano leh. 2 Xukunkaygu ha ka yimaado hortaada, Oo indhahaaguna…

SABUURRADII 18

Kanu waa sabuur addoonkii Rabbiga oo Daa’uud ahaa u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo wuxuu Rabbiga kula hadlay erayada gabaygan maalintii Rabbigu ka samatabbixiyey gacantii cadaawayaashiisa oo dhan, iyo gacantii Saa’uulba,…

SABUURRADII 19

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Samooyinku waxay caddeeyaan ammaanta Ilaah, Cirkuna wuxuu muujiyaa sancadii gacantiisa. 2 Maalinba maalinta ka dambaysaa waxay ku hadashaa hadal, Oo habeenba…

SABUURRADII 20

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbigu ha kuu jawaabo maalinta dhibta, Ilaaha Yacquub magiciisu meel sare ha ku taago, 2 Caawimaadna ha kaaga soo diro meesha…

SABUURRADII 21

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha. 1 Rabbiyow, boqorku wuxuu ku farxi doonaa xooggaaga, Oo badbaadintaadana aad buu ugu rayrayn doonaa. 2 Waxaad isaga siisay wixii qalbigiisu doonayay,…

SABUURRADII 22

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu luuqeeyaa Ayeled Shaxar. 1 Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay? Oo aad uga fogaatay caawimaaddayda iyo hadalka hinraaggayga? 2 Ilaahayow,…

SABUURRADII 23

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo. 2 Wuxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda. 3…

SABUURRADII 24

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey. 1 Rabbigaa iska leh dhulka iyo waxa ka buuxa oo dhan, Iyo dunida iyo kuwa degganba. 2 Waayo, isagaa badaha dushooda ka aasaasay, Oo wuxuu…