BILOWGII 38
Yahuudah Iyo Taamaar 1 Oo waagaas waxay noqotay inuu Yahuudah ka tegey walaalihiis, oo wuxuu u leexday nin magiciisa la odhan jiray Xiirah oo reer Cadullaam ah. 2 Markaasaa Yahuudah…
Yahuudah Iyo Taamaar 1 Oo waagaas waxay noqotay inuu Yahuudah ka tegey walaalihiis, oo wuxuu u leexday nin magiciisa la odhan jiray Xiirah oo reer Cadullaam ah. 2 Markaasaa Yahuudah…
Yuusuf Iyo Footiifar Naagtiisa 1 Yuusufna waxaa la keenay Masar. Kuwii reer Ismaaciil oo isaga halkaas geeyeyna waxaa gacantoodii ka iibsaday nin Masri ahaa oo la odhan jiray Footiifar, oo…
Ninkii Khamriga Fircoon Siin Jiray Iyo Dubihii Kibista 1 Waxyaalahaas ka dib, kii boqorkii Masar khamriga siin jiray iyo kii wax u dubi jiray waxay xumeeyeen sayidkoodii ahaa boqorkii Masar….
Riyooyinkii Fircoon 1 Markii laba sannadood oo dhammu dhammaatay ayuu Fircoon riyooday, oo wuxuu is-arkay isagoo webiga ag taagan. 2 Oo bal eeg, waxaa webigii ka soo baxay toddoba sac…
Yuusuf Walaalihiis Oo Masar Aaday 1 Haddaba Yacquub wuxuu arkay in hadhuudh laga helo Masar, markaasuu Yacquub wiilashiisii ku yidhi, War maxaa midkiinba midka kale u fiirinayaa? 2 Oo wuxuu…
Safarkii Labaad Ee Masar 1 Abaartuna dalka aad bay ugu xumayd. 2 Oo markii ay wada cuneen hadhuudhkii ay Masar ka keeneen ayaa aabbahood ku yidhi, Bal taga haddana, oo…
Koob Lacag Ah Oo Jawaan Ku Jiray 1 Markaasuu amray wakiilkii gurigiisa, oo ku yidhi, Nimanka joonyadahooda cunto uga buuxi, in alla intay qaadi karaan, nin walba lacagtiisana joonyaddiisa afkeeda…
Yuusuf Oo Isu Muujiyey Walaalihiis 1 Markaasaa Yuusuf ku hor adkaysan kari waayay kuwii isaga la taagnaa oo dhan; oo wuxuu ku qayliyey, Nin walba dibadda iiga bixiya. Oo ninnaba…
Yacquub Oo Masar Aaday 1 Markaasaa Israa’iil la guuray wixii uu haystay oo dhan, oo wuxuu yimid Bi’ir Shebac, oo halkaasuu Ilaaha aabbihiis Isxaaq allabaryo ugu bixiyey. 2 Markaasaa Ilaah…
1 Markaasaa Yuusuf gudaha galay oo uu Fircoon u warramay, wuxuuna ku yidhi, Aabbahay iyo walaalahay, iyo adhigoodii, iyo lo’doodii, iyo waxay haystaan oo dhammu way ka yimaadeen dalkii Kancaan,…