AYUUB 37

1 Oo weliba taas aawadeed qalbigaygu wuu gariiraa, Oo meeshiisiina wuu ka dhaqaaqaa. 2 Haddaba dhegaysta qaylada codkiisa Iyo sanqadha afkiisa ka baxaysa. 3 Wuxuu taas u diraa inta samada…

AYUUB 38

Hadalkii Rabbiga Ee Ayuub 1 Markaasaa Rabbigu Ayuub uga jawaabay dabaysha cirwareenta ah, oo wuxuu ku yidhi, 2 Waa kuma kan talada ku madoobeeya Erayada aan aqoonta lahayn? 3 Haddaba…

AYUUB 39

1 War miyaad taqaan markay ri’dibadeedda qarka joogta dhasho? Miyaadse arki kartaa markay deerooyinku dhalaan? 2 Miyaad tirin kartaa bilaha sidkoodu ku buuxsamo? Miyaadse taqaan wakhtiga ay dhalaan? 3 Intay…

AYUUB 40

1 Oo weliba Rabbigu Ayuub buu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Kii murmayaa ma Ilaaha Qaadirka ah buu la diriri karaa? Kii Ilaah la doodayaa ha ka jawaabo…

AYUUB 41

1 War bahalbadeedka Lewiiyaataan la yidhaahdo miyaad jillaab kalluun ku soo bixin kartaa? Carrabkiisase ma hoos baad xadhig ugu adkayn kartaa? 2 Ma sankiisaad xadhig ku xidhi kartaa? Mase daankiisaad…

AYUUB 42

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub Rabbiga u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waan ogahay inaad wax walba kartid, Iyo inaan qasdigaaga innaba la joojin karin. 3 Bal waa ayo kan…

SABUURRADII 1

1 Waxaa barakaysan ninkii aan ku socon talada kuwa sharka leh, Oo aan istaagin jidka dembilayaasha, Oo aan ku fadhiisan kursiga kuwa wax quudhsada. 2 Laakiinse waxaa isaga ka farxiya…

SABUURRADII 2

1 Bal quruumuhu maxay u cadhoodaan, Dadkuna maxay ugu fikiraan wax aan waxba ahayn? 2 Boqorrada dhulku col bay u taagan yihiin, Taliyayaashuna waxay u wada tashadaan Rabbiga iyo Masiixiisa,…

SABUURRADII 3

Kanu waa sabuur Daa’uud tiriyey markuu wiilkiisa Absaaloom ka cararay. 1 Rabbiyow, cadaawayaashaydu fara badanaa! Kuwa igu kacaa aad bay u badan yihiin. 2 Way badan yihiin kuwa naftayda wax…

SABUURRADII 4

Kanu waa sabuur Daa’uud u tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaab xadhko leh oo muusiko ah. 1 Ilaaha xaqnimadaydow, markii aan ku baryo i maqal, Markii aan cidhiidhi…