AYUUB 27
1 Oo haddana Ayuub ayaa hadalkiisii sii waday, oo wuxuu yidhi, 2 Waxaan ku dhaartay Ilaaha nool oo xaqayga iga qaaday, Kaasoo ah Ilaaha Qaadirka ah oo naftayda dhibay; 3…
1 Oo haddana Ayuub ayaa hadalkiisii sii waday, oo wuxuu yidhi, 2 Waxaan ku dhaartay Ilaaha nool oo xaqayga iga qaaday, Kaasoo ah Ilaaha Qaadirka ah oo naftayda dhibay; 3…
1 Hubaal lacagtu waxay leedahay god laga qodo, Oo dahabkuna wuxuu leeyahay meel lagu safeeyo. 2 Birta waxaa laga soo bixiyaa ciidda, Oo naxaastana waxaa laga dhalaaliyaa dhagaxa. 3 Dadku…
1 Oo haddana Ayuub hadalkiisuu sii waday, oo wuxuu yidhi, 2 Waxaan jeclaan lahaa inaan ahaado sidii waayihii hore, Iyo sidii aan ahaan jiray markii Ilaah i dhawri jiray, 3…
1 Laakiinse haatan waxaa igu majaajilooda kuwa iga da’ yar Oo aan aabbayaashood quudhsan jiray inay xataa la fadhiistaan eeyaha adhigayga. 2 Nimanka xooggoodu dhammaaday Itaalka gacmahoodu muxuu ii tarayaa?…
1 Waxaan axdi la dhigtay indhahayga, Haddaba bal sidee baan gabadh u fiirinayaa? 2 Waayo, waa maxay qaybta laga helo Ilaaha xagga sare jooga, Iyo dhaxalka laga helo Ilaaha Qaadirka…
Eliihuu 1 Markaasay saddexdaas nin iska daayeen inay Ayuub u jawaabaan, maxaa yeelay, isagu xaq buu isla ahaa. 2 Markaas waxaa cadhooday Eliihuu ina Barakeel oo ahaa reer Buus oo…
1 Habase ahaatee, Ayuubow, waan ku baryayaaye, hadalkayga maqal, Oo erayadayda oo dhanna dhegta u dhig. 2 Bal eeg haatan, afkaygaan furay, Oo carrabkaygu wuxuu ku dhex hadlay afkayga. 3…
1 Oo weliba Eliihuu wuu jawaabay oo wuxuu yidhi, 2 Raggiinna xigmadda lahow, erayadayda maqla; Oo kuwiinna aqoonta lahow, i dhegaysta. 3 Waayo, dhegtu waxay hadalka u kala soocdaa Sida…
1 Oo weliba Eliihuu wuu sii jawaabay oo wuxuu yidhi, 2 Ma waxaad u malaynaysaa in taasu xaq tahay, Amase ma waxaad leedahay, Xaqnimadaydu way ka sii badan tahay tan…
1 Oo weliba Eliihuu hadalkiisii buu watay oo wuxuu yidhi, 2 Weliba in yar ii sii kaadi, oo anna wax baan ku tusayaa, Waayo, weli waxaan hayaa wax aan Ilaah…