AYUUB 17
1 Ruuxaygii waa tabardarnaaday, cimrigaygiina waa dhammaaday, Oo qabrigu waa ii diyaar. 2 Sida xaqiiqada ah waxaa ila jooga majaajilowyo, Oo ishayduna waxay fiiro u leedahay ka cadhaysiintooda. 3 Haddaba…
1 Ruuxaygii waa tabardarnaaday, cimrigaygiina waa dhammaaday, Oo qabrigu waa ii diyaar. 2 Sida xaqiiqada ah waxaa ila jooga majaajilowyo, Oo ishayduna waxay fiiro u leedahay ka cadhaysiintooda. 3 Haddaba…
Bildad 1 Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 War ilaa goormaad hadallo sii wadaysaan? War bal fiirsada, oo annana dabadeed baannu hadlaynaa. 3…
Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu yidhi, 2 War ilaa goormaad naftayda dhibaysaan Oo aad erayo igu burburinaysaan? 3 Toban jeer baad i caydeen, Haddaba miyaydaan ka xishoonayn…
Soofar 1 Markaasaa Soofar oo ahaa reer Nacamaatii u jawaabay, oo wuxuu yidhi, 2 Haddaba waxaa ii jawaaba fikirradayda, Oo sababtu waxay tahay degdegga igu jira. 3 Waxaan maqlay canaanta…
Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Maqla oo warkayga aad u dhegaysta, Oo tanuna ha noqoto wixii aad igu qalbiqabowjisaan. 3 Bal mar ii oggolaada…
Eliifas 1 Markaasaa Eliifas oo ahaa reer Teemaan u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Ma nin baa Ilaah wax u tari kara? Hubaal kii xigmad lahu isagaa wax isu…
Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Xataa maantadan guryankayga cabashada ahu waa qadhaadh yahay, Oo gacanta i saaranuna waa ka sii daran tahay cabashadayda. 3…
1 Ilaaha Qaadirka ahu muxuu wakhtiyo u kaydin waayaa? Kuwa isaga yaqaanse maxay maalmihiisa u arki waayaan? 2 Waxaa jira kuwa soohdinta dalka durkiya, Oo waxay xoog ku dhacaan adhyo,…
Bildad 1 Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Dowladnimo iyo cabsiba isagaa leh, Oo meelihiisa sarena nabad buu ka dhigaa. 3 Ciidammadiisu ma…
Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Sidee baad u caawisay midka aan itaalka lahayn! Oo kan ayan gacantiisu xoogga lahayn sidee baad u badbaadisay! 3…