AYUUB 7

1 War sow hawl diyaar uma aha binu-aadmiga dhulka jooga? Sowse maalmihiisu ma aha sida kuwa shaqaale oo kale? 2 Sida addoon hoos u xiisooda, Iyo sida shaqaale mushahaaradiisa filanaya,…

AYUUB 8

Bildad 1 Markaasaa Bildad oo ahaa reer Shuuxii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Ilaa goormaad waxyaalahan ku hadlaysaa? Oo ilaa goormaa erayada afkaagu ahaanayaan sida dabayl xoog badan?…

AYUUB 9

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Sida runta ah waan ogahay inay sidaas tahay, Laakiinse sidee baa nin xaq ugu noqon karaa Ilaah hortiisa? 3…

AYUUB 10

1 Naftaydu noloshadayday la daallan tahay, Oo joojinla’aan waan ku sii caban doonaa, Oo qadhaadhka naftayda waan ku hadli doonaa. 2 Waxaan Ilaah ku odhan doonaa, Ha i xukumine. Bal…

AYUUB 11

Soofar 1 Markaasaa Soofar oo ahaa reer Nacamaatii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 War sow waajib ma aha in laga jawaabo erayada faraha badan? Balse ninka hadalka badan…

AYUUB 12

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, 2 Shakila’aan waxaad tihiin dadkii, Oo xigmad baa idinla dhiman doonta. 3 Laakiinse aniguba waxgarasho baan leeyahay sidiinna oo kale,…

AYUUB 13

1 Bal eega, waxan oo dhan ishaydu waa aragtay, Dhegtayduna waa maqashay oo way garatay. 2 Wixii aad taqaaniin, anna waan aqaan sidoo kale, Anigu idinkama liito innaba. 3 Sida…

AYUUB 14

1 Ninkii naagu dhashaba Cimrigiisu waa maalmo yar iyo dhibaato miidhan. 2 Wuxuu u soo baxaa sida ubax oo kale, oo haddana waa la gooyaa, Oo wuxuu u cararaa sida…

AYUUB 15

Eliifas 1 Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan isagii u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 War nin xigmad lahu miyuu ku jawaabaa aqoon aan waxba tarayn, Oo bal miyuu calooshiisa…

AYUUB 16

Ayuub 1 Markaasaa Ayuub u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Anigu waan maqlay waxyaalo badan oo caynkaas ah. Idinku dhammaantiin waxaad tihiin qalbiqabowjiyayaal qalqalloocan. 3 Hadal dabayl ahu miyuu…