ESTEER 7
Haamaan Oo La Deldelay 1 Haddaba boqorkii iyo Haamaan waxay u yimaadeen inay Boqorad Esteer martiqaadkeedii ka qayb galaan. 2 Oo haddana maalintii labaad intii la fadhiyey martiqaadkii khamriga ayaa…
Haamaan Oo La Deldelay 1 Haddaba boqorkii iyo Haamaan waxay u yimaadeen inay Boqorad Esteer martiqaadkeedii ka qayb galaan. 2 Oo haddana maalintii labaad intii la fadhiyey martiqaadkii khamriga ayaa…
Amarkii Boqorka Ee Ku Saabsanaa Yuhuudda 1 Oo isla maalintaas ayaa Boqor Ahashwerus wuxuu gurigii Haamaan oo ahaa cadowgii Yuhuudda siiyey Boqorad Esteer. Mordekayna wuxuu yimid boqorka hortiisii, waayo, Esteer…
Guushii Yuhuudda 1 Haddaba bishii laba iyo tobnaad, oo ahayd bisha Adaar, maalinteedii saddex iyo tobnaad, markii boqorka amarkiisii iyo naadadiisii ay soo dhowaadeen in la oofiyo, maalintaas oo ahayd…
Weynaantii Mordekay 1 Markaasaa Boqor Ahashwerus wuxuu baad saaray dhulkii iyo gasiiradihii baddaba. 2 Oo falimihii uu xooggiisii iyo itaalkiisii ku sameeyey oo dhan, iyo warkii Mordekay weynaantiisii uu boqorku…
Hordhaca Kitaabka 1 Dalka Cuus la yidhaahdo waxaa joogi jiray nin magiciisa Ayuub la odhan jiray, oo ninkaasuna wuxuu ahaa nin qumman oo toosan, wuxuuna ahaa mid Ilaah ka cabsada…
Jirrabaaddii Labaad Ee Ayuub 1 Haddaba waxaa kaloo jirtay maalin kale oo ay Ilaah wiilashiisu u yimaadeen inay Rabbiga hortiisa isa soo taagaan, oo weliba Shayddaanna wuu soo dhex galay,…
Hadalkii Ayuub 1 Markaas dabadeed Ayuub intuu afkiisa furay ayuu habaaray maalintii uu dhashay. 2 Oo Ayuub intuu hadal bilaabay ayuu yidhi: 3 Dharaartii aan dhashay ha baabba’do Iyo habeenkii…
Eliifas 1 Markaasaa Eliifas kii reer Teemaan u jawaabay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Mid hadduu isku dayo inuu kula hadlo, ma ka xumaanaysaa? Laakiinse bal yaa hadal iska celin…
1 Hadda bal u yeedh, mid kuu jawaabayaa ma jiraa? Balse kuwa quduuska ah midkoodee baad u jeesanaysaa? 2 Waayo, ninkii nacas ah xanaaqiisaa dila, Oo kii doqon ahna ciilkiisaa…
Ayuub 1 Markaasaa Ayuub jawaabay oo wuxuu yidhi, 2 Hahe haddii dhibkayga la miisaami lahaa, Oo masiibadayda kafado la wada saari lahaa! 3 Wuu ka sii cuslaan lahaa cammuudda badaha,…