TAARIIKHDII LABAAD 16

Sanooyinkii Ugu Dambeeyey Ee Aasaa 1 Oo boqornimadii Aasaa sannaddeedii lix iyo soddonaad ayaa Bacshaa oo ahaa boqorkii dalka Israa’iil dalka Yahuudah ku kacay oo wuxuu dhisay Raamaah, inuusan qofna…

TAARIIKHDII LABAAD 17

Yehooshaafaad, Boqorkii Yahuudah 1 Oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Yehooshaafaad, oo wuxuu u xoogaystay si uu dadka Israa’iil isaga daafaco. 2 Oo wuxuu ciidan fadhiisiyey magaalooyinkii deyrka lahaa…

TAARIIKHDII LABAAD 18

Miikayhuu Oo Sii Sheegay Wax Axaab Ka Gees Ah 1 Haddaba Yehooshaafaad wuxuu lahaa maal iyo sharaf badan, xidhiidh buuna la yeeshay Axaab. 2 Oo dhawr sannadood dabadood isagu wuxuu…

TAARIIKHDII LABAAD 19

1 Markaasaa Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah nabad ugu noqday gurigiisa Yeruusaalem ku yaal. 2 Oo waxaa baxay oo isagii ka hor tegey Yeehuu ina Xanaanii oo wax arkihii…

TAARIIKHDII LABAAD 20

Yehooshaafaad Oo Ka Adkaaday Reer Moo’aab Iyo Reer Cammoon 1 Oo taas dabadeedna waxaa Yehooshaafaad ku soo kacay inay la diriraan reer Moo’aab iyo reer Cammoon iyo qaar kale oo…

TAARIIKHDII LABAAD 21

1 Oo Yehooshaafaadna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa’uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yehooraam. 2 Oo isna wuxuu lahaa walaalo…

TAARIIKHDII LABAAD 22

Axasyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Markaasaa dadkii Yeruusaalem degganaa waxay meeshiisii boqor kaga dhigteen Axasyaah oo ahaa wiilkiisii ugu wada yaraa, maxaa yeelay, guutadii ragga ahayd oo reer Carbeed xerada la…

TAARIIKHDII LABAAD 23

1 Haddaba sannaddii toddobaad ayaa Yehooyaadaac xoog isgeliyey oo wuxuu soo kaxaystay oo axdi la dhigtay boqol-u-taliyayaashii ahaa Casaryaah ina Yeroxaam, iyo Ismaaciil ina Yehooxaanaan, iyo Casaryaah ina Coobeed, iyo…

TAARIIKHDII LABAAD 24

Yoo’aash Oo Hagaajiyey Macbudkii 1 Yoo’aashna toddoba sannadood buu jiray markuu boqor noqday, oo afartan sannadoodna Yeruusaalem buu boqor ku ahaa, oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Sibyaah tii reer Bi’ir…

TAARIIKHDII LABAAD 25

Amasyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Oo Amasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la…