TAARIIKHDII LABAAD 6

1 Markaasaa Sulaymaan hadlay oo yidhi, Rabbiyow, waxaad sheegtay inaad gudcurka qarada weyn dhex degganaanayso. 2 Laakiinse waxaan kuu dhisay guri rug kuu ah oo ah meel aad weligaa degganaanayso….

TAARIIKHDII LABAAD 7

Macbudkii Gooni Baa Laga Dhigay 1 Haddaba Sulaymaan markuu tukashadiisii dhammeeyey, dab baa samada ka yimid oo wada gubay qurbaankii la gubayay iyo allabaryadiiba, oo gurigana waxaa ka buuxsantay ammaantii…

TAARIIKHDII LABAAD 8

Waxyaalahii Kale Ee Sulaymaan Sameeyey 1 Oo markay dhammaadeen labaatankii sannadood ee uu Sulaymaan guriga Rabbiga iyo gurigiisiiba dhisayay, 2 ayuu Sulaymaan dhisay magaalooyinkii Xuuraam isaga siiyey, oo wuxuu halkaas…

TAARIIKHDII LABAAD 9

Boqoraddii Shebaa Oo Booqatay Sulaymaan 1 Boqoraddii Shebaa markay maqashay Sulaymaan warkiisii ayay Sulaymaan ugu timid Yeruusaalem inay ku imtixaanto su’aalo adadag, oo waxay wadatay dad aad u badan, iyo…

TAARIIKHDII LABAAD 10

Israa’iil Oo Ku Caasiyoobay Rexabcaam 1 Markaasaa Rexabcaam wuxuu tegey Shekem, maxaa yeelay, reer binu Israa’iil oo dhammu waxay yimaadeen Shekem inay isaga ku soo boqraan. 2 Oo markii Yaaraabcaam…

TAARIIKHDII LABAAD 11

1 Oo Rexabcaam markuu Yeruusaalem tegey wuxuu reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin ka soo shiriyey boqol iyo siddeetan kun oo rag la doortay oo dagaalyahan ahaa si ay dadkii Israa’iil…

TAARIIKHDII LABAAD 12

Shiishaq Oo Weeraray Yeruusaalem 1 Markii boqortooyadii Rexabcaam ay dhisantay oo uu xoogaystay ayuu ka tegey sharcigii Rabbiga, iyadoo ay reer binu Israa’iil oo dhammuba la jiraan. 2 Oo sannaddii…

TAARIIKHDII LABAAD 13

Abiiyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Haddaba sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Boqor Yaaraabcaam ayaa Abiiyaah boqor ka noqday dalka Yahuudah. 2 Oo saddex sannadood ayuu boqor ku ahaa Yeruusaalem, oo hooyadiis…

TAARIIKHDII LABAAD 14

1 Markaasaa Abiiyaah dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa’uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aasaa, oo wakhtigiisiina dalku wuu xasilloonaa intii toban sannadood…

TAARIIKHDII LABAAD 15

Aasaa Wuxuu Dadkii U Jeediyey Ilaah 1 Markaasaa Ruuxii Ilaah wuxuu ku soo degay Casaryaah oo ahaa ina Codeed, 2 oo intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago…