TAARIIKHDII KOWAAD 25

Fannaaniintii 1 Oo weliba Daa’uud iyo saraakiishii ciidanku waxay adeegiddii u sooceen kuwa ah reer Aasaaf, iyo reer Heemaan, iyo reer Yeduutuun, kuwaasoo wax ku sii sheega kataarado iyo shareerado…

TAARIIKHDII KOWAAD 26

Iridjoogayaashii 1 Oo kooxihii iridjoogayaashiina waa kuwan: reer Qorax waxaa laga doortay Meshelemyaah ina Qore oo ahaa reer Aasaaf. 2 Oo Meshelemyaahna wuxuu lahaa wiilal, oo curadkiisii wuxuu ahaa Sekaryaah,…

TAARIIKHDII KOWAAD 27

Qaybihii Ciidanka 1 Haddaba waa tan reer binu Israa’iil sidii tiradoodu ay ahayd, waxayna ahaayeen madaxdii qolooyinka, iyo kuwii kun kun u taliyey, iyo kuwii boqol boqol u taliyey, iyo…

TAARIIKHDII KOWAAD 28

Qorshihii Daa’uud Ee Macbudka 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu Yeruusaalem ku soo wada shiriyey amiirradii reer binu Israa’iil oo dhan, iyo amiirradii qabiilooyinka, iyo saraakiishii kooxihii boqorka mile milaha ugu adeegi…

TAARIIKHDII KOWAAD 29

Hadiyadihii Loo Bixiyay Dhisiddii Macbudka 1 Markaasaa Boqor Daa’uud shirkii oo dhan ku yidhi, Wiilkayga Sulaymaan oo Ilaahu keligiis doortay, weli wuu yar yahay, waana tabar daranyahay, oo shuqulkuna waa…

TAARIIKHDII LABAAD 1

Sulaymaan Wuxuu Ilaah Weyddiistay Xigmad 1 Oo Sulaymaan ina Daa’uud boqortooyadiisuu ku xoogaystay, oo Rabbigii Ilaahiisa ahaa waa la jiray oo aad iyo aad buuna u weyneeyey. 2 Oo Sulaymaan…

TAARIIKHDII LABAAD 2

Diyaarintii Dhisidda Macbudka 1 Haddaba Sulaymaan wuxuu u qasdiyey inuu guri u dhiso Rabbiga magiciisa, iyo guri kale oo boqortooyadiisu leedahay. 2 Markaasaa Sulaymaan wuxuu qortay toddobaatan kun oo xammaal,…

TAARIIKHDII LABAAD 3

Sulaymaan Oo Dhisay Macbudkii 1 Markaasaa Sulaymaan bilaabay inuu gurigii Rabbiga Yeruusaalem ka dhiso oo ka dul dhiso Buur Moriyaah oo ahayd meeshii Rabbigu ugu muuqday aabbihiis Daa’uud, oo wuxuu…

TAARIIKHDII LABAAD 4

Qalabkii Macbudka 1 Oo weliba wuxuu kaloo sameeyey meel allabari oo naxaas ah oo dhererkeedu labaatan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna labaatan dhudhun yahay, sarajooggeeduna labaatan dhudhun yahay. 2 Oo wuxuu kaloo…

TAARIIKHDII LABAAD 5

1 Oo saasuu ku wada dhammaaday shuqulkii uu Boqor Sulaymaan u sameeyey guriga Rabbiga. Oo Sulaymaanna wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis Daa’uud quduuska ka dhigay ee ahayd lacagtii, iyo dahabkii,…