TAARIIKHDII KOWAAD 15
Sanduuqii Axdiga Oo La Keenay Yeruusaalem 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu magaaladii Daa’uud ka dhistay guryo, oo sanduuqii Ilaahna meel buu u hagaajiyey, teendhona buu u dhisay. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi,…
Sanduuqii Axdiga Oo La Keenay Yeruusaalem 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu magaaladii Daa’uud ka dhistay guryo, oo sanduuqii Ilaahna meel buu u hagaajiyey, teendhona buu u dhisay. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi,…
1 Oo iyana sanduuqii Ilaah gudahay soo geliyeen, oo dhex dhigeen teendhadii Daa’uud u dhisay, oo waxay Ilaah hortiisa ku bixiyeen qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino. 2 Oo Daa’uudna…
Ballankii Rabbiga ee Daa’uud 1 Oo waxay noqotay markii Daa’uud gurigiisii degay, in Daa’uud Nebi Naataan ku yidhi, Bal eeg, anigu waxaan degganahay guri qori kedar ah laga sameeyey, laakiinse…
Guulihii Daa’uud 1 Oo taas dabadeed ayaa Daa’uud reer Falastiin laayay oo jebiyey, oo Gad iyo magaalooyinkeediiba gacantii reer Falastiin wuu ka qaaday. 2 Oo wuxuu kaloo laayay reer Moo’aab,…
La Dagaallankii Reer Cammoon 1 Taas dabadeedna Naaxaash oo boqor u ahaa reer Cammoon ayaa dhintay, meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii. 2 Markaasaa Daa’uud yidhi, Anigu waxaan u roonaan…
Qabsashadii Rabbaah 1 Oo isla xilligii sannaddii dambe, markay boqorradu dagaalka u soo bixi jireen ayaa Yoo’aab kaxaystay xooggii ciidanka oo dhan oo baabbi’iyey dalkii reer Cammoon, oo haddana intuu…
Daa’uud Oo Tiriyey Raggiisii Dagaalyahanka Ahaa 1 Haddaba Shayddaan baa ku kacay reer binu Israa’iil oo wuxuu Daa’uud ku dhaqaajiyey inuu reer binu Israa’iil tiriyo. 2 Markaasaa Daa’uud ku yidhi…
1 Markaasaa Daa’uud yidhi, Kanu waa gurigii Rabbiga Ilaaha ah, oo tanuna waa meeshii qurbaanka la gubo oo reer binu Israa’iil. Diyaarintii Macbudka 2 Markaasaa Daa’uud amray in la soo…
Reer Laawi 1 Haddaba Daa’uud wuu gaboobay, wuuna da’ weynaa, markaasuu reer binu Israa’iil boqor uga dhigay wiilkiisii Sulaymaan. 2 Oo wuxuu soo wada ururiyey amiirradii reer binu Israa’iil oo…
Qaybihii Wadaaddada 1 Oo kooxihii reer Haaruunna waa kuwan. Wiilashii Haaruun waxay ahaayeen Naadaab, iyo Abiihuu, iyo Elecaasaar, iyo Iitaamaar. 2 Laakiinse Naadaab iyo Abiihuuba aabbahood way ka hor dhinteen,…