TAARIIKHDII KOWAAD 5
Farcankii Ruubeen 1 Oo kuwanuna waa wiilashii Ruubeen kaasoo ahaa curadkii Israa’iil, (laakiinse isagu wuxuu nijaaseeyey gogoshii aabbihiis oo sidaas daraaddeed curadnimadiisii waxaa la siiyey wiilashii Yuusuf ina Israa’iil, oo…
Farcankii Ruubeen 1 Oo kuwanuna waa wiilashii Ruubeen kaasoo ahaa curadkii Israa’iil, (laakiinse isagu wuxuu nijaaseeyey gogoshii aabbihiis oo sidaas daraaddeed curadnimadiisii waxaa la siiyey wiilashii Yuusuf ina Israa’iil, oo…
Farcankii Laawi 1 Wiilashii Laawina waxay ahaayeen Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii. 2 Wiilashii Qohaadna waxay ahaayeen Camraam, iyo Isehaar, iyo Xebroon, iyo Cusii’eel. 3 Ilmaha Camraamna waxay ahaayeen Haaruun,…
Farcankii Isaakaar 1 Wiilashii Isaakaarna waxay ahaayeen Toolac, iyo Fuwaah, iyo Yaashuub, iyo Shimroon, afar bay ahaayeen. 2 Wiilashii Toolacna waxay ahaayeen Cusii, iyo Refaayaah, iyo Yerii’eel, iyo Yahmay, iyo…
Abtirsiinada Saa’uulkii Reer Benyaamiin 1 Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad, 2 iyo Nooxaah oo ahaa…
Dadkii Yeruusaalem Degganaa 1 Sidaasaa reer binu Israa’iil oo dhan loogu abtiriyey, oo bal eeg, iyagu waxay ku qoran yihiin kitaabkii boqorrada reer binu Israa’iil. Oo dadkii Yahuudahna xadgudubkoodii aawadiis…
Saa’uul Oo Is Dilay 1 Haddaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa’iil, oo raggii reer binu Israa’iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen…
Daa’uud Oo Noqday Boqorkii Reer Binu Israa’iil 1 Markaasaa reer binu Israa’iil oo dhammu waxay Daa’uud ugu soo shireen Xebroon, oo waxay ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu nahay laftaada iyo jidhkaaga….
Daa’uud Oo Ay Raaceen Dagaalyahanno 1 Haddaba intanu waa kuwii Daa’uud ugu yimid Siiqlag, intuu weli ka dhumanayay Saa’uul ina Qiish, oo iyagu waxay ku jireen ragga xoogga badan oo…
Sanduuqii Axdiga Oo La Soo Celiyey 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu la arrinsaday saraakiishii kun kun u taliyey iyo kuwii boqol boqol u taliyey iyo xataa hoggaamiye kasta. 2 Markaasaa Daa’uud…
Gurigii Iyo Reerkii Daa’uud 1 Markaasaa Xiiraam oo ahaa boqorkii Turos ayaa Daa’uud wargeeyayaal u soo diray, iyo geedo kedar la yidhaahdo, iyo wastaadyo, iyo nijaarro, inay guri u dhisaan….