BOQORRADII LABAAD 10
Wiilashii Axaab Oo La Laayay 1 Haddaba Axaab wuxuu Samaariya ku lahaa toddobaatan wiil. Yeehuuna warqaduu qoray oo wuxuu u diray Samaariya iyo taliyayaashii Yesreceel oo ahaa odayaashii, iyo kuwii…
Wiilashii Axaab Oo La Laayay 1 Haddaba Axaab wuxuu Samaariya ku lahaa toddobaatan wiil. Yeehuuna warqaduu qoray oo wuxuu u diray Samaariya iyo taliyayaashii Yesreceel oo ahaa odayaashii, iyo kuwii…
Catalyaah Iyo Yoo’aash 1 Catalyaah oo ahayd Axasyaah hooyadiis markay aragtay in wiilkeedii dhintay ayay kacday oo wada baabbi’isay farcankii reer boqor oo dhan. 2 Laakiinse Yehooshebac oo ahayd Boqor…
Yoo’aash Oo Macbudkii Dib U Hagaajiyey 1 Oo Yehoo’aash wuxuu boqor noqday sannaddii toddobaad oo Yeehuu; oo afartan sannadood ayuu Yeruusaalem boqor ku ahaa; oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Sibyaah…
Yehoo’aaxaas, Boqorkii Israa’iil 1 Yoo’aash ina Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii saddex iyo labaatanaad ayaa Yehoo’aaxaas ina Yeehuu dalka Israa’iil boqor ugu noqday Samaariya, oo wuxuuna boqor ahaa…
Amasyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Yoo’aash ina Yoo’aaxaas ee ahaa boqorkii dalka Israa’iil sannaddiisii labaad ayaa Amasyaah ina Yoo’aash dalka Yahuudah boqor ka noqday. 2 Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray…
Casaryaah, Boqorkii Yahuudah 1 Yaaraabcaam oo ahaa boqorkii dalka Israa’iil sannaddiisii toddoba iyo labaatanaad ayaa Casaryaah ina Amasyaah dalka Yahuudah boqor ka noqday. 2 Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray…
Aaxaas, Boqorkii Yahuudah 1 Feqax ina Remalyaah sannaddiisii toddoba iyo tobnaad ayaa Aaxaas ina Yootam boqor ka noqday dalka Yahuudah. 2 Aaxaas markuu boqor noqday wuxuu jiray labaatan sannadood; oo…
Hoosheeca, Boqorkii Ugu Dambeeyey Ee Israa’iil 1 Aaxaas oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii laba iyo tobnaad ayaa Hoosheeca ina Eelaah dalka Israa’iil Samaariya boqor ugu noqday, oo wuxuu boqor…
Xisqiyaah, Boqorkii Yahuudah 1 Haddaba Hoosheeca ina Eelaah oo ahaa boqorkii dalka Israa’iil sannaddiisii saddexaad ayaa Xisqiyaah ina Aaxaas dalka Yahuudah boqor ka noqday. 2 Oo markuu boqor noqday wuxuu…
Samatabbixiddii Yeruusaalem Oo La Sii Sheegay 1 Oo markii Xisqiyaah taas maqlay intuu dharkiisii jeexjeexay oo joonyad guntaday ayuu gurigii Rabbiga galay. 2 Markaasuu Elyaaqiim oo reerka boqorka u sarreeyey,…