BOQORRADII KOWAAD 22

Miikayhuu Wax Sii Sheegiddiisii Ka Geesta Ahayd Axaab 1 Oo intii saddex sannadood ah ayaanu dagaal dhex marin dadka Suuriya iyo dadka Israa’iil. 2 Oo waxay noqotay sannaddii saddexaad in…

BOQORRADII LABAAD 1

Axasyaah Oo Xukunkii Ilaah Ku Dhacay 1 Oo markii Axaab dhintay dabadeed ayaa reer Moo’aab ku caasiyoobeen dalka Israa’iil. 2 Oo Axasyaahna wuxuu ka dhacay daaqaddii qolkiisii sare oo Samaariya…

BOQORRADII LABAAD 2

Eliiyaah Oo Samada Loo Qaaday 1 Oo markii Rabbigu doonayay inuu Eliiyaah samada dabayl cirwareen ah ugu qaado ayaa Eliiyaah wuxuu Gilgaal ka raacay Eliishaa. 2 Markaasaa Eliiyaah wuxuu Eliishaa…

BOQORRADII LABAAD 3

Caasinimadii Reer Moo’aab 1 Haddaba Yehooraam ina Axaab ayaa dadka Israa’iil Samaariya boqor ugu noqday, taasuna waxay ahayd sannaddii siddeed iyo tobnaad ee Yehooshaafaad boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuuna boqor…

BOQORRADII LABAAD 4

Saliiddii Naagtii Ninkeedii Ka Dhintay 1 Haddaba waxaa Eliishaa u qaylisay naag u dhaxday qoonkii nebiyada ahaa midkood, oo waxay ku tidhi, Ninkaygii oo addoonkaaga ahaa waa dhintay, oo adna…

BOQORRADII LABAAD 5

Baraskii Nacamaan Ee La Bogsiiyey 1 Haddaba Nacamaan oo ahaa sirkaalkii ciidanka boqorka Suuriya wuxuu ahaa nin xagga sayidkiisa ku weyn oo ciso leh, maxaa yeelay, isaga ayaa Rabbigu reer…

BOQORRADII LABAAD 6

Faaskii Sabbaynayey 1 Oo qoonkii nebiyada ahaana waxay Eliishaa ku yidhaahdeen, Bal eeg, meesha hortaada ah ee aannu deggan nahay waa nagu cidhiidhi. 2 Haddaba waannu ku baryaynaaye aannu tagno…

BOQORRADII LABAAD 7

1 Markaasaa Eliishaa yidhi, War maqla erayga Rabbiga. Rabbigu wuxuu leeyahay, Berrito hadda oo kale Samaariya iriddeeda koombo bur ah waxaa lagaga iibin doonaa sheqel, oo laba koombo oo shaciir…

BOQORRADII LABAAD 8

Shuuneemiyaddii Oo Dhulkeedii Loo Soo Celiyey 1 Markaasaa Eliishaa la hadlay naagtii uu wiilkeeda soo noolaysiiyey oo wuxuu ku yidhi, Sara joogso oo tag, adiga iyo reerkaagiiba, oo waxaad degtaa…

BOQORRADII LABAAD 9

Yeehuu Oo Loo Subkay Boqornimada Israa’iil 1 Markaasaa Eliishaa u yeedhay mid qoonkii nebiyada ka mid ahaa, oo wuxuu ku yidhi, War guntiga isku giiji, oo weelkan saliidda ahna gacanta…