SAMUU’EEL LABAAD 14

Absaaloom Oo Ku Laabtay Yeruusaalem 1 Markaasaa Yoo’aab oo ay Seruuyaah dhashay ayaa ogaaday in boqorka qalbigiisii Absaaloom la jiro. 2 Markaasaa Yoo’aab u cid diray Teqooca, oo wuxuu halkaas…

SAMUU’EEL LABAAD 15

Shirqoolkii Absaaloom 1 Oo taas dabadeedna Absaaloom ayaa diyaarsaday gaadhifardood iyo fardo, iyo konton nin oo hortiisa orodda. 2 Markaasaa Absaaloom aroortii kacay, oo ag istaagay jidkii iridda, oo markuu…

SAMUU’EEL LABAAD 16

Daa’uud Iyo Siibaa 1 Oo Daa’uud markuu in yar dhaafay jiirta dusheedii waxaa u yimid Siibaa oo ahaa midiidinkii Mefiiboshed, isagoo wada laba dameer oo kooraysan, oo dushoodana waxaa u…

SAMUU’EEL LABAAD 17

1 Oo weliba Axiitofel wuxuu Absaaloom ku yidhi, I daa aan laba iyo toban kun oo nin doortee oo aan caawa Daa’uud eryadee, 2 oo waxaan u imanayaa intuu daallan…

SAMUU’EEL LABAAD 18

Dhimashadii Absaaloom 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu tiriyey dadkii isaga la jiray, oo wuxuu u yeelay saraakiil kun kun u taliya iyo saraakiil boqol boqol u taliya. 2 Markaasaa Daa’uud dadkii…

SAMUU’EEL LABAAD 19

1 Markaasaa Yoo’aab waxaa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Bal eeg, boqorkii wuu u ooyayaa oo u barooranayaa Absaaloom. 2 Oo maalintaas guushii waxay dadkii oo dhan ugu rogmatay…

SAMUU’EEL LABAAD 20

Shebac Oo Ku Caasiyoobay Daa’uud 1 Oo halkaasna waxaa joogay nin waxmatare ah, oo magiciisa la odhan jiray Shebac, oo ahaa ina Bikrii, oo qoladiisu ahayd reer Benyaamiin, oo buunkii…

SAMUU’EEL LABAAD 21

Reer Gibecoon Oo Laga Aargutay 1 Oo wakhtigii Daa’uud abaar baa dhacday intii saddex sannadood ah, oo sannadba sannadda ka dambayso, markaasaa Daa’uud Rabbiga baryay. Rabbiguna wuxuu yidhi, Tanu waxay…

SAMUU’EEL LABAAD 23

Erayadii Ugu Dambeeyey Ee Daa’uud 1 Haddaba erayadanu waa kuwii ugu dambeeyey oo Daa’uud. Daa’uud ina Yesay wuxuu leeyahay, Ninkii kor loo qaadayna wuxuu leeyahay, Kaasoo ah kii Ilaaha Yacquub…

SAMUU’EEL LABAAD 24

Daa’uud Oo Tirinaya Nimankii Dagaalyahanka Ahaa 1 Oo haddana Rabbiga cadhadiisii aad bay ugu kululaatay reer binu Israa’iil, oo Daa’uud buu iyagii ku soo kiciyey, oo wuxuu yidhi, Tag oo…