SAMUU’EEL KOWAAD 23

Daa’uud Oo Badbaadiyey Reer Qeciilaah 1 Markaasaa Daa’uud loo sheegay oo lagu yidhi, Reer Falastiin waxay la dirirayaan reer Qeciilaah iyagoo ka dhacaya meelihii hadhuudhka lagu tumi jiray. 2 Sidaas…

SAMUU’EEL KOWAAD 24

Daa’uud Oo U Naxariistay Saa’uul 1 Kolkii Saa’uul ka soo noqday kuwii reer Falastiin oo uu raacdaysanayay ayaa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Daa’uud cidlada Ceyn Gedii buu joogaa….

SAMUU’EEL KOWAAD 25

Daa’uud, Naabaal Iyo Abiigayil 1 Markaasaa waxaa dhintay Samuu’eel, reer binu Israa’iil oo dhammuna way isu soo wada urureen oo u baroorteen, oo waxay isagii ku dhex aaseen gurigiisii Raamaah…

SAMUU’EEL KOWAAD 26

Daa’uud Oo Mar Kale U Naxariistay Saa’uul 1 Oo waxaa Saa’uul Gibecaah ugu yimid kuwii reer Siif, iyagoo leh, Miyuusan Daa’uud ku dhuuman buurta Xakiilaah, oo lamadegaanka ku hor taal?…

SAMUU’EEL KOWAAD 27

Daa’uud Oo La Joogay Reer Falastiin 1 Markaasaa Daa’uud wuxuu isyidhi, Maalin uun baan gacanta Saa’uul ku dhiman doonaa; haddaba wax iiga wanaagsan ma jiro inaan dalka reer Falastiin u…

SAMUU’EEL KOWAAD 28

Saa’uul Iyo Saaxiraddii Joogtay Ceyn Door 1 Oo wakhtigaas reer Falastiin ciidammadoodii oo dhan dagaal bay u soo urursadeen inay reer binu Israa’iil la diriraan. Aakiishna wuxuu Daa’uud ku yidhi,…

SAMUU’EEL KOWAAD 29

Aakiish Oo Daa’uud Ku Celiyey Siiqlag 1 Haddaba reer Falastiin waxay ciidammadoodii oo dhan ku soo ururiyeen Afeeq, oo reer binu Israa’iilna waxay soo ag degeen ishii ku tiil Yesreceel….

SAMUU’EEL KOWAAD 30

Daa’uud Oo Laayay Reer Camaaleq 1 Oo maalintii saddexaad intaanay Daa’uud iyo raggiisii Siiqlag iman ayaa reer Camaaleq soo dhaceen xagga koonfureed, iyo Siiqlag, oo waxay weerareen Siiqlag, wayna gubeen;…

SAMUU’EEL KOWAAD 31

Saa’uul Oo Isdilay 1 Haddaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa’iil, oo raggii reer binu Israa’iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen iyagoo…

SAMUU’EEL LABAAD 1

Daa’uud Oo Maqlay Dhimashadii Saa’uul 1 Dhimashadii Saa’uul dabadeed, markii Daa’uud ka soo noqday layntii reer Camaaleq oo uu Daa’uud laba maalmood Siiqlag sii joogay 2 ayaa xataa maalintii saddexaad…