SAMUU’EEL KOWAAD 3
Rabbiga Oo U Yeedhaya Samuu’eel 1 Oo yarkii Samuu’eel ahaana wuxuu Rabbiga uga adeegi jiray Ceelii hortiisa. Oo wakhtigaasna erayga Rabbigu wax aan marar badan la helin buu ahaa, oo…
Rabbiga Oo U Yeedhaya Samuu’eel 1 Oo yarkii Samuu’eel ahaana wuxuu Rabbiga uga adeegi jiray Ceelii hortiisa. Oo wakhtigaasna erayga Rabbigu wax aan marar badan la helin buu ahaa, oo…
1 Oo hadalkii Samuu’eelna wuxuu soo gaadhay reer binu Israa’iil oo dhan. Reer Falastiin Oo Sanduuqii Axdiga Qabsaday Oo reer binu Israa’iilna waxay u soo baxeen inay reer Falastiin la…
Sanduuqii Axdiga Oo Yaal Ashdood Iyo Ceqroon 1 Haddaba reer Falastiin way qaateen sanduuqii Ilaah, oo waxay ka keeneen Ebenceser, oo geeyeen Ashdood. 2 Markaasay reer Falastiin sanduuqii Ilaah qaateen,…
Sanduuqii Axdiga Oo Lagu Celiyey Israa’iil 1 Oo sanduuqii Rabbiguna wuxuu waddankii reer Falastiin yiil toddoba bilood. 2 Markaas reer Falastiin waxay u yeedheen wadaaddadii iyo kuwii wax sheegi jiray,…
1 Markaasaa waxaa yimid dadkii reer Qiryad Yecaariim, oo waxay qaateen sanduuqii Rabbiga, oo waxay soo geliyeen gurigii Abiinaadaab ee buurta ku yiil, oo waxay quduus ka dhigeen wiilkiisii Elecaasaar…
Reer Binu Israa’iil Oo Weyddiistay Boqor 1 Oo markii Samuu’eel gaboobay ayuu wiilashiisii xaakinno uga dhigay reer binu Israa’iil. 2 Oo wiilkiisa curadka ahaa magiciisu wuxuu ahaa Yoo’eel, wiilkiisii labaadna…
Samuu’eel Oo Subkay Saa’uul 1 Haddaba waxaa jiray nin reer Benyaamiin ah, oo magiciisana waxaa la odhan jiray Qiish, oo wuxuu ahaa ina Abii’eel, ina Seroor, ina Bekoorad, ina Afiyax,…
1 Markaasaa Samuu’eel wuxuu qaaday weel saliid ah, kolkaasuu madaxiisii ku shubay, oo intuu dhunkaday ayuu yidhi, Sow Rabbigu kuuma subkin inaad amiir u ahaatid dhaxalkiisa? 2 Maanta markaad iga…
Saa’uul Oo Badbaadiyey Magaaladii Yaabeesh 1 Markaasaa waxaa soo kacay Naaxaash oo ahaa reer Cammoon, oo wuxuu soo ag degay Yaabeesh Gilecaad. Oo dadkii Yaabeesh oo dhammu waxay Naaxaash ku…
Khudbaddii Samuu’eel 1 Samuu’eel wuxuu reer binu Israa’iil oo dhan ku yidhi, Bal eega, anigu waan maqlay codkiinnii iyo wixii aad igu tidhaahdeen oo dhan, oo waxaan idiin yeelay boqor…