SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 16

Iidda Kormaridda 1 Bisha Aabiib dhawra, oo Rabbiga Ilaahiinna ah Iiddii Kormaridda u sameeya, waayo, bisha Aabiib ayaa Rabbiga Ilaahiinna ahu habeennimo idinka soo bixiyey dalkii Masar. 2 Oo Iidda…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 17

1 Rabbiga Ilaahiinna ah waa inaydaan allabari ugu bixin dibi ama wan ay ku yaallaan iin ama wax xun oo kale, waayo, taasu waxay Rabbiga Ilaahiinna ah u tahay karaahiyo….

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 18

Intii Qurbaannada Wadaaddada Iyo Reer Laawi Cuni Karaan 1 Wadaaddada reer Laawi iyo xataa qabiilka reer Laawi oo dhan waa inayan reer binu Israa’iil qayb iyo dhaxal toona la yeelan,…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 19

Magaalooyinkii Magangalka 1 Oo markii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu wada gooyo quruumaha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dalkooda idin siinayo oo aad meeshooda gashaan ee aad degtaan magaalooyinkooda iyo guryahooda, 2…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 20

Geliddii Dagaalka 1 Markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 21

Kafaaraggudkii Dilka Markii Gacankudhiiglaha Aan La Garanayn 1 Oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idiin siinayo inaad hantidaan haddii laga dhex helo mid la dilay oo berrinka dhex yaal, oo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 22

1 Walaalkaa dibigiisa ama laxdiisa oo baxsi ah intaad aragtid waa inaadan ka dhuuman, laakiinse hubaal waa inaad walaalkaa u soo celisaa. 2 Oo walaalkaagii lahaa hadduusan kuu dhowayn, ama…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 23

Kuwa Ururka Ka Reeban 1 Oo kii xiniinyaha ka tuman ama guska ka jaran waa inuusan shirka Rabbiga gelin. 2 Oo garacna waa inuusan shirka Rabbiga gelin, oo xataa hadduu…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 24

1 Haddii nin naag qaato oo uu guursado, oo dabadeed uusan raalli ka ahayn, sababtuna ay tahay ceeb uu iyada ka dhex helay, markaas isagu ha u qoro warqaddii furniinka…