SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 6

Jeclaada Rabbiga Ilaahiinna Ah 1 Haddaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 7

Ka Eryintii Quruumaha 1 Markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan, oo uu hortiinna ka eryo quruumo badan oo ah reer Xeed, iyo reer Girgaash,…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 9

Ma Ahaan Xaqnimadii Reer Binu Israa’iil Aawadeed 1 Reer binu Israa’iilow, maqla, maanta waa inaad Webi Urdun ka gudubtaan inaad gashaan oo hantidaan quruumo idinka waaweyn oo idinka sii xoog…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 11

Jeclaada Oo Addeeca Rabbiga 1 Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaad had iyo goor dhawrtaan waxa loo dhawri lahaa, iyo qaynuunnadiisa, iyo xukummadiisa iyo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 12

Meesha Keli Ah Ee Rabbiga Lagu Caabudo 1 Kuwanu waa qaynuunnada iyo xukummada ay tahay inaad dhawrtaan oo aad ku dhex yeeshaan dalkii Rabbiga Ilaaha awowayaashiin ahu uu idiin siinayo…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 13

Caabudidda Ilaahyo Kale 1 Hadduu dhexdiinna ka kaco nebi ama mid riyooyin ku riyooda, oo uu idin tuso calaamad ama yaab, 2 oo calaamadda amase yaabku haddu rumoobo oo la…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 14

Cuntada Daahirka Ah Iyo Midda Nijaasta Ah 1 Idinku waxaad tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah carruurtiisii, haddaba qof dhintay aawadiis jidhkiinna ha u goynina, oo indhihiinna dhexdoodana ha u xiirina. 2…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 15

Sannaddii Cafinta Qaamaha 1 Oo toddoba sannadood oo kastaa markay dhammaadaan waa inaad saamaxaad samaysaan. 2 Oo sidaad saamaxaad u samaynaysaan waa sidatan: mid kasta oo deyn baxshayba ha saamaxo…