TIRINTII 32

Qabiilooyinkii Degay Webi Urdun Shishadiisa 1 Haddaba reer Ruubeen iyo reer Gaad waxay lahaayeen xoolo faro badan, oo markay arkeen dalkii Yacser iyo dalkii Gilecaad inay meeshaasu xoolo u wanaagsan…

TIRINTII 33

Marxaladihii Socdaalka Reer Binu Israa’iil 1 Reer binu Israa’iil sodcaalladoodii waa kuwan markay gacanta Muuse iyo Haaruun koox koox ugaga soo bexeen dalkii Masar. 2 Oo Muuse wuxuu amarka Rabbiga…

TIRINTII 34

Soohdimihii Kancaan 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil waxaad ku amartaa oo ku tidhaahdaa, Markaad gashaan dalka Kancaan, (kaas oo ah dalka…

TIRINTII 35

Magaalooyinka La Siiyo Reer Laawi 1 Markaasaa Rabbigu Muuse kula hadlay bannaankii Moo’aab oo Webi Urdun u dhowaa ee Yerixoo ka soo hor jeeday, oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad…

TIRINTII 36

Dhaxalkii Gabdhihii Selaafexaad 1 Markaas madaxdii qabiilka reer Gilecaad oo ahaa ina Maakiir, ina Manaseh oo ka mid ahaa qabiilooyinkii ilma Yuusuf way soo dhowaadeen, oo waxay ku hor hadleen…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 1

Amarka In Laga Guuro Xoreeb 1 Kuwanu waa erayadii Muuse kula hadlay reer binu Israa’iil markay joogeen Webi Urdun shishadiisa cidlada dhexdeeda, oo ah Caraabaah oo ka soo hor jeedda…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 2

Ku Wareegiddii Cidlada 1 Markaasaynu noqonnay, oo waxaynu u guurnay cidladii ku tiil jidka Badda Cas loo maro, sidii Rabbigu igu amray, oo in maalmo badan ah baynu ku wareegaynay…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 3

Boqor Coog Oo Laga Adkaaday 1 Markaasaynu leexannay oo waxaynu fuulnay jidka Baashaan u baxa, kolkaasaa waxaa inagu soo baxay Coog oo ahaa boqorkii Baashaan iyo dadkiisii oo dhan inay…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 4

Addeeciddii Qaynuunnada Oo La Amray 1 Haddaba reer binu Israa’iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan idin barayo oo yeela si aad u noolaataan, oo aad u gashaan oo aad u…

SHARCIGA KUNOQOSHADIISA 5

Tobankii Amar 1 Markaasaa Muuse u wada yeedhay dadkii reer binu Israa’iil oo dhan oo wuxuu ku yidhi, Reer binu Israa’iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan maanta dhegahiinna kula hadlayo…