MUUJINTII 18
Waxaa Dhacday Magaaladii Weynayd 1 Waxyaalahaas ka dib waxaan arkay malaa’ig kale oo samada ka soo degaysa, waxayna lahayd amar weyn; oo dhulkuna wuxuu la iftiimay dhalaalkeedii. 2 Markaasay ku…
Waxaa Dhacday Magaaladii Weynayd 1 Waxyaalahaas ka dib waxaan arkay malaa’ig kale oo samada ka soo degaysa, waxayna lahayd amar weyn; oo dhulkuna wuxuu la iftiimay dhalaalkeedii. 2 Markaasay ku…
Guusha Samada Lagu Guulaystay, Iyo Arooska Wanka 1 Oo waxyaalahaas ka dib waxaan maqlay wax u eg cod weyn oo maqluuq badan oo samada ku jira, oo waxay lahaayeen, Halleeluuya;…
Shayddaanka Waxaa La Xidhay Kun Sannadood 1 Oo markaasaan arkay malaa’ig samada ka degaysa, oo waxay gacanta ku haysatay furihii yamayska iyo silsilad weyn. 2 Oo markaasay qabsatay masduulaagii ahaa…
Samada Cusub Iyo Dhulka Cusub 1 Oo waxaan arkay samo cusub iyo dhul cusub; waayo, samadii hore iyo dhulkii hore way dhammaadeen; oo baddiina mar dambe ma ay jirin. 2…
Webiga Nolosha 1 Markaasay malaa’igtii i tustay webi ah biyaha nolosha, oo u dhalaalaya sidii madarad oo kale, oo ka soo baxaya carshigii Ilaah iyo Wanka, 2 iyo jidkii magaalada…