MUUJINTII 8
Toddobadii Buun Baa Laga Dhawaajiyey 1 Oo haddana markuu furay shaabaddii toddobaad, intii nus saac ah waxaa samada ka dhacday aamusnaan. 2 Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa’igood oo Ilaah hortiisa…
Toddobadii Buun Baa Laga Dhawaajiyey 1 Oo haddana markuu furay shaabaddii toddobaad, intii nus saac ah waxaa samada ka dhacday aamusnaan. 2 Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa’igood oo Ilaah hortiisa…
1 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa’igtii shanaad, markaasaan arkay xiddig samada ka timid oo dhulka ku soo dhacday; oo waxaa iyadii la siiyey furihii ceelka yamayska. 2 Markaasay waxay…
Malaa’igta Xoogga Weyn Iyo Buugga Yar 1 Oo haddana waxaan arkay malaa’ig kale oo xoog weyn oo samada ka soo degaysa, iyadoo daruur huwan, madaxeedana waxaa saarnaa qaansoroobaad, wejigeeduna wuxuu…
Labada Markhaati 1 Markaasaa waxaa lay siiyey cawsduur ul u eg, oo waxaa laygu yidhi, Sara joogso, oo qiyaas macbudka Ilaah, iyo meesha allabariga, iyo kuwa Ilaah ku caabuda meeshaas….
Riyadii Lagu Arkay Naagtii Iyo Masduulaagii 1 Markaasaa waxaa samada ka muuqatay calaamo weyn, taas oo ahayd naag qorraxda huwan, oo dayaxuna wuxuu ka hooseeyey cagaheeda, madaxana waxaa u saarnaa…
1 Oo wuxuu isku dul taagay cammuuddii badda. Riyadii Lagu Arkay Labadii Bahal Kolkaasaan arkay bahal badda ka soo baxaya, oo wuxuu lahaa toban gees iyo toddoba madax, oo geesihiisiina…
Riyadii Lagu Arkay Wanka Iyo Kuwuu Soo Madaxfurtay 1 Oo bal eeg, waxaan arkay Wankii oo ku dul taagan Buur Siyoon, oo waxaa isaga la jiray boqol iyo afar iyo…
Riyadii Lagu Arkay Toddobadii Fijaan Iyo Toddobadii Belaayo 1 Oo haddana waxaan samada ku arkay calaamo kale oo weyn oo cajaa’ib leh, waxayna ahayd toddoba malaa’igood oo haysta toddoba belaayo,…
1 Markaasaan maqlay cod weyn oo macbudkii ka yeedhaya, oo toddobadii malaa’igood ku leh, Taga, oo toddobada fijaan oo cadhada Ilaah ku jirto dhulka ku shuba. 2 Markaasaa waxaa tagtay…
Riyadii Lagu Arkay Dhilladii Iyo Bahalkii 1 Markaasaa waxaa timid toddobadii malaa’igood oo toddobada fijaan haystay middood, oo way ila hadashay, waxayna igu tidhi, Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa…