LAAWIYIINTII 8
Haaruun Iyo Wiilashiisii Oo La Caleemasaaray 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad keentaa Haaruun iyo wiilashiisa oo isaga la jira, iyo dharka, iyo saliidda…
Haaruun Iyo Wiilashiisii Oo La Caleemasaaray 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad keentaa Haaruun iyo wiilashiisa oo isaga la jira, iyo dharka, iyo saliidda…
Wadaaddadii Oo Bilaabay Shaqadooda 1 Oo maalintii siddeedaad ayaa Muuse u yeedhay Haaruun iyo wiilashiisii, iyo odayaashii reer binu Israa’iil, 2 oo wuxuu Haaruun ku yidhi, Waxaad keentaa dibi yar…
Dhimashadii Naadaab Iyo Abiihuu 1 Oo Naadaab iyo Abiihuu oo ahaa wiilashii Haaruun ayaa midkood waluba qaatay idankiisii, oo dab bay ku rideen, fooxna way dul saareen, oo waxay Rabbiga…
Cuntada Nijaasta Ah Iyo Tan Daahirka Ah 1 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu ku yidhi. 2 Reer binu Israa’iil la hadla, oo waxaad ku tidhaahdaan, Kuwanu…
Isdaahirinta Dhalmada Kaddib 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Reer binu Israa’iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii naagu ilmo uuraysato oo ay wiil…
Qaynuunnadii Baraska 1 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun oo wuxuu ku yidhi, 2 Haddii qof jidhkiisa lagu arko barar, ama qolof, ama bar dhalaalaysa, oo ay jidhkiisa ku…
Nadiifintii Baraska 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Kanu waa inuu ahaadaa sharciga ku saabsan qofkii baras qaba maalinta la daahirinayo: Waa in isaga wadaadka…
Dheecaannada Wax Nijaaseeya 1 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun oo wuxuu ku yidhi, 2 Dadka reer binu Israa’iil la hadla oo waxaad ku tidhaahdaan, Haddii qof leeyahay dheecaan…
Maalintii Kafaaraggudka 1 Oo markii Haaruun labadiisii wiil ay Rabbiga hortiisa u soo dhowaadeen oo ay dhinteen dabadeed ayaa Rabbigu Muuse la hadlay, 2 oo wuxuu Muuse ku yidhi, Walaalkaa…
Cabbidda Dhiigga Oo La Mamnuucay 1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi, 2 Waxaad la hadashaa Haaruun, iyo wiilashiisa, iyo dadka reer binu Israa’iil oo dhan, oo…