ROOMA 8

Nolosha Ku Jirta Ruuxa 1 Sidaas daraaddeed, kuwa Ciise Masiix ku dhex jiraa, haatan xukun ma laha. 2 Waayo, qaynuunka Ruuxa nolosha ee ku dhex jira Ciise Masiix ayaa iga…

ROOMA 9

Bawlos Waa U Tiraanyooday Reer Binu Israa’iil Rumaysaddarradooda 1 Runtaan ku sheegayaa Masiixa, oo been sheegi maayo, qalbigayguna marag buu iigu furayaa Ruuxa Quduuskaa 2 in caloolxumo weyn iyo xanuun…

ROOMA 10

1 Walaalayaalow, waxaan qalbigayga ka doonayaa oo Ilaah ka baryaa inay iyagu badbaadaan. 2 Waayo, waxaan markhaati u furayaa inay iyagu Ilaah qiiro weyn u qabaan, laakiinse xagga aqoonta ma…

ROOMA 11

Diidniinta Ilaah Israa’iil Diiday Ma Dhamma 1 De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa’iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo…

ROOMA 12

Nolosha Cusub 1 Haddaba, walaalayaalow, waxaan idinku baryayaa Ilaah naxariistiisa inaad jidhkiinna Ilaah u siisaan sida allabari nool oo quduus ah oo Ilaah ku farxo, waana cibaadaysigiinna caqliga leh. 2…

ROOMA 13

Waa In Kuwa Amarka Leh Laga Dambeeyo 1 Naf waluba ha ka dambayso kuwa amarka sare leh, waayo, amar ma jiro kan Ilaah ka yimaada mooyaane. Kuwa jirana Ilaah baa…

ROOMA 14

Waa In Loo Dulqaataa Kuwa Wax Ka Shakiya 1 Kii rumaysadka ku itaal yar soo dhoweeya, mana aha inaad ra’ayiyadiisa la murantaan. 2 Mid baa rumaysan inuu wax walba cuno,…

ROOMA 15

1 Kuweenna xoogga leh waxaa inagu waajib ah inaynu qaadno itaaldarrada kuwa xoogga yar, oo aynaan nafteenna ka farxin. 2 Midkeen kastaaba deriskiisa ha ka farxiyo inuu ku wanaagsanaado oo…

ROOMA 16

Salaan 1 Waxaan idin barayaa walaasheen Foybi oo ah mid u adeegta kiniisadda ku taal Kenekhreya, 2 inaad iyada ku dhowaysaan Rabbiga, sida quduusiinta u eg, oo aad ku caawintaan…

1 KORINTOS 1

Salaan Iyo Mahadnaqid 1 Bawlos oo loogu yeedhay inuu doonistii Ilaah ku ahaado rasuulkii Ciise Masiix, iyo walaalkeen Soostenees, 2 waxaannu warqaddan u qoraynaa kiniisadda Ilaah ee Korintos ku taal,…