YOO’EEL 1
1 Kanu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Yoo’eel ina Fetuu’eel. Weerarkii Ayaxa 2 Odayaashow, kan maqla, oo dadka dalka degganow, dhammaantiin dhegta u dhiga. War tanu ma waxay dhacday…
1 Kanu waa Eraygii Rabbiga oo u yimid Yoo’eel ina Fetuu’eel. Weerarkii Ayaxa 2 Odayaashow, kan maqla, oo dadka dalka degganow, dhammaantiin dhegta u dhiga. War tanu ma waxay dhacday…
Ayax Dagaalyahan Ah 1 Siyoon buun ka dhex afuufa, oo buurtayda quduuska ah ka dhawaajiya, oo dadka dalka deggan oo dhammu ha wada gariireen, waayo, maalintii Rabbigu way imanaysaa, oo…
Quruumihii Oo La Xukumay 1 Bal eeg, waayahaas iyo wakhtigaas, markaan soo celin doono maxaabiistii dadka Yahuudah iyo reer Yeruusaalem, 2 ayaan quruumaha oo dhan soo wada ururin doonaa, oo…