YEXESQEEL 21

Baabuloon Oo Ah Seeftii Xukunka Rabbiga 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, wejigaaga xagga Yeruusaalem u sii jeedi, oo hadal xagga meelaha quduuska…

YEXESQEEL 22

Dembigii Yeruusaalem 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Haddaba Wiilka Aadamow, adigu ma doonaysaa inaad xukunto, ma doonaysaa inaad magaalada dhiigga qabta xukunto? Haddaba waa…

YEXESQEEL 23

Laba Walaala Ah Oo Ganacsada Jirkooda 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, waxaa jiray laba naagood oo isku hooyo ah. 3 Oo dhillanimo…

YEXESQEEL 24

Digsiga Wax Lagu Kariyo 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid sannaddii sagaalaad, bisheedii tobnaad, maalinteedii tobnaad, isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, maalintan, xataa isla maantadan qudheeda magaceeda qor,…

YEXESQEEL 25

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Reer Cammoon 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, wejigaaga reer Cammoon u sii jeedi oo iyaga wax…

YEXESQEEL 26

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Reer Turos 1 Oo haddana sannaddii kow iyo tobnaad, bisha maalinteedii kowaad Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, Reer Turos…

YEXESQEEL 27

U Baroorashadii Turos 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, haddana Turos aawadeed baroor kor ugu qayli, 3 oo waxaad Turos ku tidhaahdaa, Taada…

YEXESQEEL 28

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Boqorkii Turos 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, amiirka Turos waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu…

YEXESQEEL 29

Wax Sii Sheegid Ka Gees Ah Masar 1 Oo haddana sannaddii tobnaad, bisheedii tobnaad, maalinteedii laba iyo tobnaad ayaa eraygii Rabbigu ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, wejigaaga u…

YEXESQEEL 30

U Baroorashadii Masar 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, wax sii sheeg, oo waxaad tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Hoogga maalinta u…