YEXESQEEL 11

Hoggaamiyayaasha Reer Binu Israa’iil Oo Xukuman 1 Oo weliba ruuxii baa kor ii qaaday oo wuxuu i geeyey iriddii bari ee guriga Rabbiga oo xagga bari u sii jeedday, oo…

YEXESQEEL 12

Astayntii Masaafurintii Reer Binu Israa’iil 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, waxaad dhex deggan tahay reer caasiyoobay, oo leh indho ay wax ku…

YEXESQEEL 13

Nebiyadii Beenta Ahaa Oo La Xukumay 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, waxaad wax ka sii sheegtaa nebiyada reer binu Israa’iil oo wax…

YEXESQEEL 14

Sanamcaabudayaashii Oo La Xukumay 1 Markaasaa waxaa ii yimid qaar odayaashii reer binu Israa’iil ka mid ah oo hortayday fadhiisteen. 2 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh,…

YEXESQEEL 15

Yeruusaalem Oo Ah Sida Geed Canab Ah Oo Aan Wax Tarayn 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, geedka canabku bal muxuu dhirta kale…

YEXESQEEL 16

Sarbeeb Ku Saabsan Iimaanla’aantii Reer Yeruusaalem 1 Oo haddana mar kale Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, Yeruusaalem waxyaalaheeda karaahiyada ah ogeysii, 3 oo waxaad ku…

YEXESQEEL 17

Laba Gorgor Iyo Geed Canab Ah 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Wiilka Aadamow, halxidho, oo reer binu Israa’iil masaal kula hadal, 3 oo waxaad…

YEXESQEEL 18

Naftii Dembaabtaa Way Dhiman Doontaa 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 2 Maxaad ula jeeddaan markaad maahmaahdan dalka reer binu Israa’iil ugu maahmaahdaan, idinkoo leh, Aabbayaashu…

YEXESQEEL 19

U Baroorashadii Amiirrada Reer Binu Israa’iil 1 Oo weliba waxaad u baroorataa amiirrada reer binu Israa’iil, 2 oo waxaad tidhaahdaa, Hooyadaa maxay ahayd? Gool bay ahayd! oo libaaxyay dhex jiiftay,…

YEXESQEEL 20

Caasinimadii Reer Binu Israa’iil 1 Oo sannaddii toddobaad, bisheedii shanaad, maalinteedii tobnaad ayaa odayaashii reer binu Israa’iil qaarkood u yimaadeen inay Rabbiga wax weyddiistaan, oo hortayday fadhiisteen. 2 Haddana Eraygii…