YEREMYAAH 21

Ilaah Oo Diiday Codsigii Sidqiyaah 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, markii Boqor Sidqiyaah uu isaga u soo diray Fashxuur ina Malkiiyaah, iyo Safanyaah ina Macaseeyaah oo…

YEREMYAAH 22

Xukun Ka Gees Ah Boqorrada Sharka Leh 1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad u dhaadhacdaa guriga boqorka dalka Yahuudah, oo halkaas eraygan kaga hadal, 2 oo waxaad tidhaahdaa, Boqorka dalka Yahuudah…

YEREMYAAH 23

Biqilka Xaq Ah 1 Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa iska hoogay adhijirrada idihii daaqsintayda baabbi’iya oo kala firdhiya! 2 Sidaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa’iil wuxuu ka leeyahay adhijirrada…

YEREMYAAH 24

Laba Dambiilood Oo Berde Ah 1 Markii Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu maxaabiis ahaan u kaxaystay Yekonyaah ina Yehooyaaqiim oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, iyo amiirradii dadka Yahuudah, iyo…

YEREMYAAH 25

Toddobaatan Sannadood Oo Maxbuusnimo Ah 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah u yimid oo ku saabsanaa dadka Yahuudah oo dhan, waxayna ahayd Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii…

YEREMYAAH 26

Yeremyaah Oo Dil Loogu Hanjabay 1 Bilowgii boqornimadii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo boqor ka ahaa dalka Yahuudah ayaa erayganu xagga Rabbiga ka yimid, isagoo leh, 2 Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad…

YEREMYAAH 27

Yahuudah Oo U Adeegaya Nebukadnesar 1 Bilowgii boqornimadii Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo boqor ka ahaa dalka Yahuudah ayaa erayganu Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Rabbigu wuxuu igu…

YEREMYAAH 28

Xananyaah, Nebigii Beenta Ahaa 1 Oo isla sannaddaasba, bilowgii boqornimadii Sidqiyaah uu boqorka ka ahaa dalka Yahuudah, sannaddii afraad bisheedii shanaad ayaa Xananyaah ina Casuur oo ahaa nebigii Gibecoon ka…

YEREMYAAH 29

Warqad Ku Socota Maxaabiistii 1 Haddaba kuwanu waa erayadii warqaddii uu Nebi Yeremyaah Yeruusaalem uga diray kuwii hadhay ee waayeelladii maxaabiisnimadii iyo wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii uu Nebukadnesar Yeruusaalem…

YEREMYAAH 30

Dib U Soo Celintii Reer Binu Israa’iil 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa’iil wuxuu leeyahay, Erayadii aan kugula…