YEREMYAAH 11
Axdigii Waa La Jebiyey 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Axdigan erayadiisa dhegayso, oo dadka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganba la hadal. 3…
Axdigii Waa La Jebiyey 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Axdigan erayadiisa dhegayso, oo dadka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganba la hadal. 3…
Cabashadii Yeremyaah 1 Rabbiyow, xaq baad tahay markaan kula muddaco, haddaba bal aan xukummadaada kaala hadlo. Sharrowyada jidkoodu bal muxuu u hagaagaa? Oo kuwa khiyaano kula macaamiloodo oo dhammuna bal…
Gunti Maro Ah 1 Rabbigu wuxuu igu yidhi, Tag oo waxaad soo iibsataa gunti maro wanaagsan ah oo dhexda ku xidho, oo marnaba biyo ha dhex gelin. 2 Sidaas daraaddeed…
Abaar, Gaajo Iyo Seef 1 Kanu waa Eraygii Rabbiga ee abaarta ku saabsanaa ee Yeremyaah u yimid. 2 Dadka dalka Yahuudah way barooranayaan, irdahoodii way jilceen, oo iyagoo ooyaya ayay…
1 Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Xataa haddii Muuse iyo Samuu’eel ay hortayda soo istaagaan, qalbigaygu innaba dadkan uma soo noqon kareen. Hortayda ka fogee iyaga, oo iska daa ha tageene….
Maalintii Masiibada 1 Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa ii yimid oo wuxuu igu yidhi, 2 Naag ha guursan, oo wiilal iyo gabdho toona meeshan ha ku yeelan. 3 Waayo, Rabbigu…
1 Dembigii dadka Yahuudah waxaa lagu qoray qalin bir ah iyo caarad dheemman, oo waxaa lagu xardhay looxa qalbigooda iyo geesaha meelahooda allabariga, 2 inta ay carruurtoodu xusuusan yihiin meelahoodii…
Guriga Dheryasameeyaha 1 Kanu waa eraygii Yeremyaah xagga Rabbiga uga yimid, isagoo leh, 2 Kac, oo waxaad tagtaa guriga dheryasameeyaha, oo halkaasaan erayadayda kugu maqashiin doonaa. 3 Markaasaan xaggii gurigii…
1 Rabbigu wuxuu igu yidhi, Tag, oo dheryasameeye jalxaddiis soo iibso, oo intaad qaar ka mid ah odayaasha dadka iyo odayaasha wadaaddada soo kaxaysid, 2 waxaad tagtaa dooxada ina Xinnom…
Yeremyaah Iyo Fashxuur 1 Haddaba Fashxuur ina Immeer oo ahaa wadaadkii iyo taliyihii sare ee guriga Rabbiga ayaa maqlay Yeremyaah oo waxyaalahaas sii sheegaya. 2 Markaasaa Fashxuur garaacay Yeremyaah, oo…